War Deg Deg ah oo Naga Soo Gaadhay Taliska Ciidanka Liyuupolie ee Fadhigiisu Yahay Gunagado iyo Shiftay Cabdi Ciwal oo Indhaha Loo Shiday.

Gunagado(Cakaaranews).Sidaad wararkayagii hore ku daalacateen,waxaa ku xusnaa in ciidamada geesiyiinta ah ee liyuupolice in ay wacad ku mareen in ay dabar jaraan shiftadii UBO ee dishay C/qaadir Guuleed Aadan (Foolow). Hadaba war goor dhawayd naga soo gaadhay taliska ciidama liyuupolice ee fadhigiisu yahay guunagado ayaa Xaqiijinaya in,raacdadii 2aad ee ay ku sii raad joogeen Shiftadii falka gaysatay indhaha loogu shiday Shiftaygii watay oo lagu magacaabo Cabdi Ciwal iyo Shiftay kale oo la socday,halka 4 ka mida Selashii(gadhwadeenadii) ugu waawaynaa UBO ee gadhwadeenka u ahaa kooxdii shiftada ahayd ee falka Dilka ah gaysatay,oo gacanta lagu hayayna damceen in ay baxsadaan,taasoo waardigii uu indhaha u shiday. Ninkan indhaha loo shiday ee lagu magacaabo Cabdi Ciwal lagu magacaabo ayaa hayb ahaan ay isa sii xigaan ina cumar dacay oo reer xirsi liibaan cukur ah,taasoo uu u soo idmay dilka c/qaadir guuleed aadan foolow. Ilaa iyo hadda ayaa ay tiro ahaan sii caga cagaynayaan shiftada ubo ee indhaha loo shiday looguna aaray c/qaadir guuleed foolow tiro ahaan 13 sedex iyo toban,iyadoona aynan fari ka qodnayn oo hawlgal balaadhan oo dibu sifayn UBOadan tababarta daran ee ku wayraxday laynta shacabka ay ciidamada geesiyiinta liyuu police waysada u dhaansadeen. Isku soo wada Duuboo horaa loo yidhi dacawo meeshay Macal uga baratay macaluul ku dishaaye walee UBO kuma ledo Dilka ay u gaysteen C/qaadir(Foolow

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews