Maxaad ka Taqaan Ragga ugu Khiyaanada Badan Aduunka?

NEW YORK(CakaaraNews):- Daraasad ay sameeyeen koox ukuur gasha arimaha Bulshada iyo wada noolaanshaha qoysaska ayaa lagu baaray qaabka ay ragu usiran hablaha oo ay beenta ula jilan . Waxaa daraasaadkan oo wakhti badan qaatay lagu sameeyay islamarkaana codkooda ka dhiibtay 29 kun oo qof oo ku kala nool wadamo badan,waxaana kooxda qiimeyntaan sameysay oo la yiraahdo Durex ay booqdeen 36 wadan . Wadanka Thailand ayaa la sheegay in uu kaalinta koowaad ka galay wadamada ay ragoodu aadka u khiyaamaan dumarka ,waxaa la sheegay in raga wadankan 54% in ay leeyhiin wax kabadan labo gabdhood oo saaxiib ah taas oo kaalinta koowad ka siiyay qiimeyntaan . wadanka South Korea ayaa booska labaad ka galay qiimeyntaan waxaana la shgeegay in raga wadanka ay 34% haweenka qiyaanan. Hadaba waa kuwaan 5-ta wadan ee ugu badan aduunka ee ragoodu ay khiyaanada haweenka ku dhereyaan,markaad is barbardhigto daraasaadkii hore ee khiyaanada dumarka lagu sameeyay,iyo tan ragga waxaad arkaysaa in 7% ay dumarku dheer yihiin ragga Thailand 54% South Korea 34% Malaysia 33% Russia 32% Hong Kong 29% i

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews