Stockholm (CakaaraNews) Kulamadii ay jaaliyadaha Degaanka Soomaalida ay kula kulmeen wafdigii ka socday Xukuumada Dawlad Degaanka Soomaalida ayaa waxaa ka soo baxay natiijooyin wax ku ool ah oo ka turjumaya dareenka dhabta ah ee ay qabaan shacabka qurbo-joogta ah ee nabada jecel.
Casar gaabadkii maanta ayaa wafdiga oo nasasho yar ugu baxay banaanka goobta shirka ka dhacayay ayaa waxay baaskiil doonyeed ay ku dul tamashleeyeen xeeliga xeebta ee Stockholm iyagoo ka faa'iidaysanaya jawiga xagaaga ah ee dhulkii hooyo shabaha.
Waxaa kulankii maanta uu noqday kii u horeeyay ee meel ka baxsan Itoobiya oo heesta calanka Degaanka Soomaalida laga qaado. Taasina waa guul aan wax loo dhigo lahelayn. Dhinaca kale waxaa maanta jaaliyaadkii ka qayb-galay kulanka la gudoonsiiyay calanka cusub ee ciziga badan ee Dawlad Degaanka Soomaalida oo ay ka muuqato hasheenii culus.
Waxaa shabakada CakaaraNews si is-daba joog ah u soo gaaraya dhambaalo hambalyo iyo bogaadin ah oo qaarkood ay xambaarsan yihiin weedho qiiro galinaya qofkii akhriya.
Dhamaan jaaliyaadka ay la kulantay CakaaraNews ayaa waxay u sheegayaan sida mowqifkoodu isku badalay laba habeen gudahood. Waxay dadkani isku waafaqsan yihiin in dhibaatada beenta iyo borobogaandha ku dhisan ee ay nabad-diidka khaasatan ka loo yaqaano UBO (Ururka bah-Dilka Ogaadeenka) ay ku dhex hayeen inuu ahaa khaladkii ugu waynaa ee abaid noloshooda soo mara.
Nabad-diidku wuxuu adeegsadaa xeelado iyo tabo ku dhisan dagaal, cabsi galin, handadaad iyo caga-juglayn. Waxaa kaloo astaamaha la isku waafaqay ee nabad-diidka lagu sifeeyo ka mid adegsiga haweenka iyo caruurta uu ku daba dhuunto si uu falal argagixiso u sameeyo, balse waxaasi ma aha wax hor-istaagaya shacabka nabada jecel ee ka soo qayb-galayay shirarka.
Guusha u soo hoyatay wafdiga ka socday Dawlad Degaanka Soomaalida waxaa aasaas u ahaa kulamadii iyo wacyi-galintii ay sameeyeen jaaliyaadka nabada jecel khaasatan Ururka Nabada & Horumarnta ee Soomaalida Itoobiya oo hawl aan hadal lagu koobi karinka dhex qabtay jaaliyadaadka dhexdooda.
Wuxuu ururku shalay kolkuu dhamaaday kulankii ka dhacay IBIS Hotel oo durbadiiba qabtay kulamo kale oo wacyi-galin ah oo lagu abaabulayo shacabbka wax-garadka ah.
Midhihii ay dhashay waa ta maanta sababtay in kuwa xumaanta iyo dhiiga shacabka ka baayac-mushtara ay dhakhsaba dadka waayeelka ah ee shirkii shalay ka qayb-galay intay luuqyada ugu dhuuntaan qoor-goynaya.
Shufto iyo camalkeed weeye inay mindiyo qarsoon iyo budh la gaadaan miskiin maati ah iyo maxas aan waxba ogayn. Intee Ogaadeen ah ayay sidaas u uus-xabaaleen oo ay ku dileen Degaanka dhexdiisa. Maanta waxaa mahad-Illaah ah in shacabka Reer Galbeedku ay arkaan argagixisinamad dadkan aan kala garaynin inay joogaan Qaali Dhagax ama Gabagabo iyo Stockholm.
Nabad-diid sannadkiisii waa uu dhamaaday waxa kaliya oo uu fishana waa inuu maro waddadii ay Tamil Tigerskii ka cimri dheeraa ee nolosha isku gubi jiray ay mareen. Shanta tuug ee luuqyada Yurub dadka u galana waxaa u taala inay cadho qarxaan.
Dhacdooyinka ugu xiisaha badan ee todobaadkan lagala kulmay weerarka aan kala go'a lahayn ee lagu qaaday godadkii ay ugaxdu u taalay nabad-diidka UBO waxaa ugu xiisa badnaa markii uu Hogaanka nabad-galyada ka akhrinayay khudbada uu ku sharaxayay sida ay UBO u baabi'say sharaftii iyo xurmadii uu lahaa qabiilka Ogaadeenka ayaa la kulanay haween ka mid ah kuwa la soo lug gooyay oo kabna luli kabna laalaadin iyagoo ka sii baqoolaya magaalada Stockholm. Mid haweenkaa ka mid ah ayaa nagu tidhi "war maxay hore noogu sheegi waayeen in nimankani ay dawlad yihiin. Oo aan agtoodabala mari karin oo boolis uu hor boodayo". Weger oo ma waxay ku yidhaahdeen waa sidii Shuftayga Inna Cumar Cusmaan ee xamaaliinta is hor-dhiga. Iyadoon hadalkii dhamaystirin ayay tii kale la soo booday "Tacab khasaarayee, way na soo waaleen tuugtan oo xalayba saldhig boolis ayaan u dhaxay oo bud ay ii qari yiraahdeen ayaa la igu qabtay iyaguna way iaga baxsadeen".
Qof kasta wuu garan karaa, calaamada tuugta iyo munaafiqiinta inay qof miskiin maangaab ah ay ka faa'iidaystaan oo kolka uu dabin galana ay kaga baxsadaan. Sidoo kale, ayaa maanta markii uu Telefishinka Universal uu bilaabay inuu sii daayo muuqaalada shirka ayay sidii adhi weer galay ay gondaha hoos u rogeen. Waa fulay iyo caadadii inuu haweenka hortooda ka dhaanteeyo, garoonkana uu sidii eyga saynta labada lugood dhex galiyo. Laguu yimide maxaad tooryo u tuman? Kaalay oo fikirkaaga si nadiif ah u dhiibo, xanuunka ha lagaa daweeyee, balse kuwan laguma karayo oo noloshooda oo idil ayaa xanuun ka samaysan.
Ugu danbayntii, Ciyaartii maanta waa 200% in wafdiga Dawlad Degaanka Soomaalidu uu ku hogaaminayo, halka cadawga ummada ee nabad-diidk, nolol-diidka, horumar-diidka ay u tahay MAALIN MADOW. Walee waxaa loo malaynayaa inay UBO sannadguuro danbe oo ay u dabaal-degtaa ay tahay tii ugu danbaysay.
CakaaraNews

waxaan Macaamiisha Sharafta leh ku wargalinaynaa in wararkii hore aad ka dheehan kartaan halkan Guji Click