Madaxwaynaha DDS Ayaa Kulan Wada Xajooda layeeshay Waftigii Qurba Joogta, ee Kasocday Bahda, jigjiga TV .

altJigjiga(CakaaraNews)Kulankan ayaa waxaa ay madaxwaynaha DDS Mudane Da'uud Maxamad Cali, waftigan  kawada hadleen warbixinihii ay mudadii ay booqashadi ay qaybaha kala duwan ee Degaanka kusoo mareen.

Ujeedoyinka socdaalkoogan booqasho,ayaa aha mid ay dalkooga iyo dadkoogaba ku baranayeen, oo ay aad ugu riyaaqeen isbadalka balaadhan ee ay Xukumada Degaanku ku talaabsatay.

Mudane Da'uud Maxamad Cali Madaxwaynaha DDS ayaa isna dhankiiisa uga warbixiyay warbixintii guud ee degaanku soomaray, mudadii uu xilka qabtay ilaa hada gaar ahaan isbadalada xukumadu ay ku talaabsatay ee Horumarka ,Nabadgalyada ,Maamulka Suuban, alt

Maalgashiga iyo xidhiidhada wacan ee Xukumadu mudooyinkan danbe lasamayso Qurba Joogta Deegaankan udhalatay iyo xidhiidhka wanaagsan ee hada kadhaxeeya heerka uu marayo uga warbixiyay.
Sidoo kale madaxwaynuhu waxa uu usoo ban dhigay waftiga, xukumad ahaan waxa ay ugu tala gashay walaalahooga qurbaha ku nool ee Degaanka udhashay iyo  fursadaha maalgashi ee kabanaan degaankenan, khayraadka dabiiciga ku caanka ah.  sidii ay umaal gashan lahayeen.

Ugu danbayntiina qurba joogtani bahda  jigjiga TV oo kadhisan dalka Maraykanka Gobolkiisa Miniyabalis ayaa mudo booqashooyin ku kala bixiyay meelo katirsan gobolada Degaanka Soomaalida.

altIsla waftigan ayaa markay kasoo labteen kulankii madaxwaynaha ayaa waxay usoo kicitimeen xafladii lagu xusayay munaasabada  xuska malinta Haweenka ee aduunka 8march.

iyagoo goobtaas kula kulmay ban dhig dhaqameedkii ay soo ban dhigeen haweenku agaabtii hidaha iyo dhaqanka, cuntooyinkii la ilaaway ee dhaqanka u ahaa somalida.

Gabagabadii waftigu waxa uu kala qaybgalay taandhoyin loogu tala galay in shacabka kasoo qaybgalay munaasabadan ay isaga badhaan cudurka dilaaga ah ee HIV ga, isla markaana iyaguna xaruntaa cafimaadka kala qaybqateen.alt

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.