Barwaaqada Degaanka Ka Dilaacday Waa Amar Eebbe, Heshiiska Ethiopia & UWSLF Waa Amar Alla

Jigjiga (CakaaaraNews) Sida la wada ogsoon yahay, waxaa ka soo wareegtay muddo bil ah xilligii uu bilaaabmay wadahadalka nabada ee u dhexeeya dawlada Itoobiya & Ururka UWSLF.

Hadaba intii ka danbeeysay waxaa degaanka Soomaalida lagu arkay ummuuro badan oo muujinaya muwaafaqada iyo wanaaga ay leedahay nabada iyo wada noolaashaanhaha shacabka. Roobabkii bilaabmay maalintaas ayaa ilaa haata ka daya Degaanka Soomaalida.

Dhamaan Degaanka Soomaalida waxaa laga wada dareemay barwaaqada qayrul caadiga ah ee maanta laga arkayo dhulka oo idil. Waxaa dadka qaarkii ay sheegayaan in barwaaqadan aan dhawaanahan muddadii 30ka sanno ahayd ee u danbaysay aan lagu arkin degaanka Soomaalida.

Wadahadalka Nabada ee u dhexeeya dawlada Itoobiya & Ururka UWSLF wuxuu maanta furay bog cusub oo leh rajo iyo yididiilo san oo laga qabo mustaqbalka Degaanka Soomaalida.

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.