Madaxwaynaha & Hogaanka oo Ka Dagay Magaalada Qabri Dahare & Xaflada Abaal Marinta Ciidanka Liyuu Booliska

altQabri Dahar (CakaaraNews) Waxaa maaanta garoonka Dayuuradaha ee magaalada Qabri Dahare ka dagay Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Daa'uud Maxamed Cali oo uu ka mid yahay Hogaanka Nabadgalyada Mudane Cabdi9 Maxamuud Cumar.

Wafdiga Madaxwaynaha oo markay ka dageen garoonka Salaan Sharaf ka qaatay cutub ka tirsan Ciidanka Liyuu Booliska waxay maanta kulan la yeesheen Taliska Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka Soomaalida ee loo Yaqaano Liyuu Booliska ee ku sugan Gobolka Qoraxeey.

Dhinaca kale, waraysi dheer oo uu Hogaanka Maamulka Cadaalada & Nabadgalyada ee Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu siiyay Idaacada Afka Soomaaliga ee Radio FANA ayaa uu ku sheegay in bilowga bisha Sane la qaban doono xaflad wayn oo ay ka soo qayb gali doonaan dad gaadhaya 3,000 oo qof.

Wuxuu Hogaanku uu waraysigaasi ku sheegay in xafladaa loo qaban doono si loo abaal mariyo ciidamada Liyuu Booliska ee guulaha isdaba jooga ah ka soo hooyay la dagaalanka ay kula jiraan nabad-diidka.

Wuxuu kaloo Hogaanku sheegay in abaal marino kala gadisan oo isugu jirta Darajo kordhin (Dalacaad), Dhul, Gawaadhi, iyo lacagba la gudoonsiin doono xubnaha ciidanka Liyuu Booliska ee guulaha keenay.

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.