Ururka Dhalinyarta ee HEEGAN,Oo Cawimo Uqaybiyay Dhalinyarta Darbijiifka oo Da'doodu Kayartahay 15 jir

altJigjiga (CakaaraNews)Ururka Dhalinyarta ee HEEGAN,oo hoos taga Ururka Dhalinyarada Fadareshinka DDS, Heegan oo hada mudo hal sano ahba ka jirtay magaalada Jigjiga ayaa maanta xaflad uqabtay caruurta yar yar ee darbi jiifka ah ee da'doodu kayar tahay 15 ee ku nool Caasimada DDS ee magaaladani Jigjiga

Halkaas oo ay ku gudoon siiyeen iyagoo iskood isku xil qaamay caawimaad caruur dhan 16,munasabadan oo ay kasoo qayb galeen Gudoomiyaha Xaafada 3aad iyo masuuliyiin kale.

Hadaba mar aanu waxka waydiinay Gudoomiyaha ururka Heegan Mudane: Cabdi Faarax Balal ayaa waxa uu warbixin kooban naga siiyay geedi socodka ururka, Ururkan Heegan waa urur iskii isku aas-aasay iyagoo isku soo xushay dhalinyaro waxbaratay heer kooga aqooneedna ay kala yihiin ardayda ku jirta dugsiga sare iyo jamacadaha kala duwan ee deegaanka ka jira oo dhamaantood ku midoobay sidii ay horu marka deegaankooga uga qayb qaadan lahaayeen,
altalt

Balse aanay jirin wali cid gacan ka gaysatay tageerada ururkan, waana ururka kooban 42 Xubnood oo ka kala yimid dhamaan xafadaha ay ka kooban tahay magaalada Jigjiga,isla markaana waxay ka fuliyeen haawlo kala duwan magaalada Jigjiga, sida: Olole Nadaafadeed,Wacyi galin ku saabsan Cudurka HIV/Aids ka.

Sidoo kale maanta ayay qabteen munaasabadan ay ku gudoon siinayeen walaalahooda Darbi jiifta ah ee aanalt nasiibka u yeelan Waxbarasho, Hoy iyo Cunto toona,Caruurtan oo sheeganayay sababo iyo dhibaatooyin kaga yimid xaga eheladooda, qaarna walidkood ka dhintay iyo qaar kasoo baxsadayba.

Ayaa hadaba maanta si farxadi ku dheehan tahay ay ku gudoon siiyeen Gudoomiyaha xaafada 3aad Mudane: Cumar Ibrahim iyo Gudoomiyaha ururka Mudane:Cabdi Faarax,isla markaana si wada jira ugudoon siiyay dhalinyaradii, Dhar isku joogyo ah, Sabuuno, iyadoo ay intaasi u dheerayd qado karin ay ugu tala galeen caruurta darbi jiifka ah.

altUgu danbayntii waxa uu waxnooga sheegay hidiidiilada ururka iyo waxyaha ay waxka qabtaan isagoo ku sheegay sidatan:  Ururka Heegan waxay dadaal ugu jiraan sidii ay ugu heli lahaayeen caruurta darbi jiifka ah Hoy, Cuno, Waxbarasho joogto ah, uguna samayn lahaayeen shaqo abuuris,iyagoo kala kaashanaya cid ala cidii taageero dhinac walba ka gaysankarta xag Dawladeed iyo xag Hay'adeedba iyo shaqsiyada bulshada qaybaheeda kala duwanba.

 

 

sidoo kale waxaa uu ururku ka shaqeeyaa.alt
Ilaalinta deegaanka
Bilicda iyo nadaafada magaalooyinka
Wacyi galinta bulshada
Horu marinta Fanka iyo Suugaanta DDS
Horu marinta Farsamada gacanta iyo qaybaha kala duwan ee Waxbarashada

alt

 

 

 

 

 

 

alt

CakaaraNews.

 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.