Gudoomiyaha UWSLF oo xalay Xaruntiisa Jigjiga kulan kula yeeshay Guddoomiyayaasha Jigjiga iyo Godey

altJigjiga (CakaaraNews) Madaxda sare ee Ururka UWSLF ayaa Xaruntooda magaalada Jigjiga habeenkii xalay kulan kula qaatay, Guddoomiyayaasha Gobollada Jigjiga iyo Godey, halkaas oo ay ka wada hadleen arrimo khuseeya Gobolladaas oo ay ugu horeysay hawlaha dhanka hormarka iyo Nabadgalyada Gobolladaas.

Sidoo kale kulankan ayaa Sheekh Ibraahim, waxaa uu xog badan ka qaaday Guddoomiyayaasha Gobolada Jigjiga iyo Godey, xogtaas oo ahayd xaaladda dhabta ah ee wakhti xaadirkan ku sugan yahay Degaanka gaar ahaan Gobollada Jigjiga iyo Godey, iyagoo sidoo kale Guddoomiyayaashu Sheekh Ibraahim siiyeen xog dhamaystiran oo Gobolka ku saabsan.

 

Gudoomiyaha Ururka UWSLF Sheekh Ibraahim ayaa maalmahanba waday Dadaalo uu wax badan kaga ogaanayo xaalada Dhabta ah ee ay ku sugan yihiin Shacabka Degaanka Soomaalida isaga oo Kulamo kala Duwan la yeelanayay qaybaha kala Duwan ee maamulka iyo Bulshada deegaanka.

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.