Shufto Uu Hogaaminayay Maxamad Yuusuf Oo Dagaal Lagu Dilay

altSagag(CakaaraNews) War degdeg ah oo naga soo gaadhay Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka Soomaalida ee Loo Yaqaano Liyuu Booliska ayaa noosoo sheegay in dagaal shalay barqo nimadii cabaar 11 kii saac ka dhacay Qabalaha Weerale  oo katirsan Dagmada Sagag in nabad-diidka shuftada ah ee UBO lagaga dilay 4 tuug oo budhcada iyadoo mid kamidana nolol lagu Qabtay.

Wararku waxay intaa ku darayaan in kuwa dhintay uu ka mid yahay Shuftayga la yidhaahdo Maxamad Yuusuf  oo ka mid ahaa budhcada ugu darajada saraysa ee axmaqnimada ku caanbaxay ee shacabka Degaanka, oo shaqadiisu noqotay mid uu dhaco iyo mid uu dhiigiisa cabo.

Wararka oo aanu ka helnay Abaan-Duulaha Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka Soomaalida ee loo Yaqaano Liyuu Booliska, Abaandule Xuseen Sheekh Nuur oo ku magac dheer (Waydhalaali)ayaa sheegay in isla dagaalkaas lagaga qabtay hub waxay wateen oo noocyo badan isgu jira.

Isla markaana halkaa mayd koogii kasoo dul qaateen,hubkii iyo kii kasamato baxay xabadii isagoo is yidhi ''Nafi Orad Bay Kugu Aamintaa'' intuu qorigii tuuray oo tunka lasoo qabtay,ma midbaa ka badbaadi mid orda iyo mid qori soo fiiqaba halyayada naftooda uhuray shacabkooga horumar diidku lahadhay mudooyinkii lasoo dhaafay balse hada rajo go'ay oo naflacaaridka ah ee jahligu daboolay intoodii waxgaradka ee caqliga usaxiibka ahaydna ay nabada qateen

Ugu danbayntii sida lawada ogsoon yahay hada nabad diid dagaal qaada way hadhay balse iyagoo isleh tuladaasad ku dhuman kartaane taas taga ayaa waxaa ku dhawaaqaya shacbka dagan tulooyinkaa iyo carada oo sheegaysa halkay mareen islamarkaana haybtooda daba qataan halyayada sida gaarka ah utooba baran ismogaana ku dul qabtaan goobaha ay ku dhumalaysanayaan hadhaagu.

 

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.