Tabobar kor u Qaadis Xirfadeed ah, Ayaa Loo Qabtay Macaliminta Kuliyadaha iyo Xirfadlayaasha kala duwan ee ka Howlgala Magalada Godey

altGodey (CakaaraNews) Tobabarkan oo ahaa mid ka kooban laba waji soconayaana mudo 10 cisho ah ayaa waxaa bixinayay 3 khabiir oo ka yimid Dalka Filibiin iyadoo qaybta 1aad ee tobabarkana lagu baranayay ayaa waxaa kasoo qayb galay  ka qaybgalayaal dhanaa 110 oo waxka dhigaa kuliyadaha kalagadisan ee ku yaala Magalada Godey .

Hananka Tobabar jeedinta ee looyaqan ''Training Methodology'' si tayada barayasha kuliyadaha kor loogu qaado tayadooda ku aadan bixinta iyo gudbinta tobabarada halka qaybta 2aad na ee tobabarada ay ahayd qaabka looqado Imtaxanka COC ee loogu yeedho ''Basic Conpetency Assessors Course''

Lana siinayay 85 oo isagu jiray Macalimin iyo Shaqalaha Xirfadlayaasha ah ee ka howlgala Xafiisyada kaladuwan ee Dowlada sida Beeraha Cilmi Badhista iyo Hospital guud ee Magaladasi, madama imika la damacsanyahayh in laga furo Magalooyinka Deegaanka sida Godey iyo jigjiga xarumo lagu qaado Imtaxanada COC  da si looga maarmo in Bareyaasha iyo Xirfadlayaasha Deegaanka uu doontan imtixanada COC Magalooyinka kale ee Harar iyo Dire Daba .

 

 

Sida uu furitaankii Tobabarkaasi ka sheegay  Mudane Mubarak Yuusuf Agaasinka Tobabarada ee Xafiiska Tobabarada Xirfadaha iyo Farsamada ee Dowladaalt Deganka Somalida oo ah Xafiiska soo agaasimey Tobabarkan ee looga gol laha. iyado dhanka kalena Masuliyinta kasocdey  Xafiiska Tobabarada Xirfadaha iyo farsamada

ayaa waxaa ay kormeer kuso mareen Kuliyadaha iyo Hospitalka si ay uu qimeyaan in fasalada ay Ardeydu ku qataan Cashirada Practicada ah
kormeerkan ayaa waxa ay kala kulmeen fasalo iyo qalab tayo leh oo halkaasi ku diyaara iyadoo uu ka war bixiyay Maareyihii isla markaana  sheegay in aay yihin kuwa istaratajiyad ah

alt

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews