Gudoomiyaha Gobolka Wardheer oo La Kulmay Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee Imaaraadka Carabta

Abu Dhabi (CakaaraNews) Warar ka imanaya Dalka Isku Taga imaaraadka carabta ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Wardheer Mudane Guuleed cali Geri oo maalmahan booqasho ku jooga dalka Imaaraadka carabta uu kulan la yeeshay jaaliyada u dhalatay Degaanka Soomaalida ee ku sugan Imaarada Abu Dhabi.

Sida wararku na soo gaadhay ay sheegayaan waxaa Gudoomiyaha Gobolka Wardheer, ahna xubin ka tirsan Guddiga Fulinta ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida (XDSHS), waxaa jaaliyada ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhexeeya jaaliyada & xukuumada Maamulka Degaanka Soomaalida.

Sida la wada ogsoon yahay waxaa dhawaanahan maamulka Degaanka Soomaalida ay culayska saareen sidii loo kasban lahaa jaaliyadaha qurbo jooga ee u dhalatay Degaanka Soomaalida.

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.