NATIONTV OO HAMBALYO U DIRAYA MADAXWAYNAHA CUSUB

Nationtv waxay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan Madaxwaynaha Cusub ee Kililka shanaad ee Soomaalida Ethiopia. Waxaan leenahay nabada ayaa ka muhiimsan colaada, siyaasada oo lagu gaaro ujeedadaada waxaa ka wanaagsan ado dadkaaga u sheega horumarka. Hadaad wax dhisto waa lagaa dhaxlayaa, dagaal aan lahayn siyaas...ad Soomaali uma roona meel kasta oo ay joogaan. Soomaalida ismaamulka Ethiopia waxay haystaan maanta siyaasad iyo dal ay hormarsadaan oo ay ku gaaraan dariiqa sharafta .
Madaxwayanaha Cusub waxaan u rajeenaynaa inuu ogaado horumarka, iyo u shaqaynta shacabkaaga. Bahda Nationtv

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews