UK (CakaaraNews) Hamballyo! Hambalyo Hambalyo.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin aan halkan uga soo gudbineynaa anaga oo ah gudiga fulinta ee ururka Soomaalida Ethiopia ee scandenevianka iyo kuna hadleyna dhamaan xubnaha deegaanka ka soo jeeda ee ku dhaqan dalal kaas bahwadaaga ah
Waxaananu guud ahaan shacanba degaanka somalida ethiopia dibad iyo gudaba iyo gaar ahaan madaxweynaheena cusub Muddane Cabdi Maxamed cumar ugu hambalyeyneynaa horumarka ay ka gaadheen hanaanka dimuqraadiyada iyo xurmeyna codka iyo cadaalada.
Mar aanu kulan iskugu nimid ayaa aad loo falan qayay waxqabadkii uu madaxwaynaha cusubi kasoo qabtay xiliguu joogay xafiiska Nabad galyada Maamulka iyo cadalaalada oo run ahaantii guulo la taaban karo kasoo hoyay deegaanka, Eng Cabdi xaliim oo
ahaa gudigii soo qaban qaabiyay kulankaa ayaa sina kahadlay isagoo leh sida tan.
Iin run ahaantiina sobob unoqday in muwaadiniinta udhalatay deegaaka ee hatan ku dhaqan dalka dibadiisa in ay hada gasho rajo hor leh oo uu nin waliiba hada usoo xamaan urursanayo sidii uu u aadi lahaa dhulkiisii hooyo iyo eheliyadii uu modo dheer dayrku ku kala xidhnaa ayuu kadhax qaaday madaxwaynaha cusub mudane Cabdi Maxamed Cumar.
Waxaanu leenahay dhamaan tiin Hamlyo! hambalyo Hambaliyo.
waxaa kaloo halkan hanbaliya iyo bogaadin aan la koobi karin usoo diraya H.E Ambassador Dini Mufti madaxweynaha cusub
H.E Abdi Mahamed Omar
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
cakaara news stockholm
Omar