Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee dalka Denmark oo Hambalyo u Soo Diray Madaxwaynaha Cusub ee Degaanka

Jigjiga (CakaaraNews) Gudoomiyaha Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee dalka Denmark Mudane Dhuux Cabdi Cumar ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diray Madaxwaynaha Cusub ee Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Gudoomiye Dhuux Cabdi Cumar oo haatan ku sugan caasimada Degaanka Soomaalida ee Jigjiga ayaa sheegay in isagoo ku hadlaya Magaca Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee dalka Denmark uu hambalyo iyo bogadin u dirayo madaxwaynaha cusub ee loo doortay Dawlad Degaanka Soomaalida mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Waxaa uu Gudoomiye Dhuux sheegay in aanu shaki ku jirin inuu Madaxwaynaha Cabdi Maxamuud Cumar, xilkaa cusub ka soo dhalaali doono. Waxaa uu Gudoomiye Dhuux yidhi "Maxaa yeelay, waxaan ka dheragsanahay sidii quruxda iyo sharafta badnayd ee uu soo gutay xilkiisi hore ee nabadgelyeda iyo caddaaladda".

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.