DHAMBAAL HAMBALYO IYO TAAGEERO: JAALIYADAHA SOOMAALIDA ITOOBIYA EE TORONTO

Toronto (CakaaraNews) Hamballyo! Hambalyo Hambalyo.
Hadaanu nahay Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee Cariga Canada, gaar ahaan nawaaxiga Toronto, waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin aan halkan uga soo gudbineynaa, Madaxwaynaha dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Waxaananu guud ahaan shacabka Degaanka Soomaalida Itoobiya dibad iyo gudaba iyo gaar ahaan madaxweynaheena cusub Muddane Cabdi Maxamed cumar ugu hambalyeyneynaa horumarka ay ka gaadheen hanaanka dimuqraadiyada iyo xurmeyna codka iyo cadaalada.

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.