Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamad Guure oo diraya Hanbalyo Kulucaam Wa -Antum Bilkhayr

altJigjiga (CakaaraNews) Xafiiska War-faafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska DDS ayaa wuxuu dhamaanba shacabwaynaha DDS udirayaa in ay Ciidan Ciideeda Caafimaadqab Cimri dharer Nabadgalyo Bashbash iyo Barwaqo ku gaadhaan
Madaxa Xafiiska Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska DDS Mudane Maxamed Guure Bisle oo ku hadlayay afka xukuumada ayaa  wuxuu sheegay in diinta muslimku tahay Diin Nabadgalyo iyo horumar,

In dhamaanba muslimiinta dalkeenan soomaalidu isku naxariistaan kuwooga haynta yarna ay sakaatulfidriga siiyaan kanaqaayb qaataan hawlaha horumarka nabad galyada iyo maamulka suuban ee deegaanka kasocda.

Ugu-danbayntiina Madaxa Xafiiska Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska oo matalayay xukuumada ayaa waxaa uu urajaynayaa dadwaynaha muslimiinta DDS in ay CIIDAN- CIIDEEDA ku ciidaan caafimaad qab iyo bash-bash barwaaqo iyo horumar dhanwalba ah oo lagu dhiirankaro in ay gaadhaan

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.