Normal
0
false
false
false
EN-GB
X-NONE
X-NONE
MicrosoftInternetExplorer4
/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tstyle-colband-size:0;
mso-style-noshow:yes;
mso-style-priority:99;
mso-style-qformat:yes;
mso-style-parent:"";
mso-padding-alt:0cm 5.4pt 0cm 5.4pt;
mso-para-margin-top:0cm;
mso-para-margin-right:0cm;
mso-para-margin-bottom:10.0pt;
mso-para-margin-left:0cm;
line-height:115%;
mso-pagination:widow-orphan;
font-size:11.0pt;
font-family:"Calibri","sans-serif";
mso-ascii-font-family:Calibri;
mso-ascii-theme-font:minor-latin;
mso-fareast-font-family:"Times New Roman";
mso-fareast-theme-font:minor-fareast;
mso-hansi-font-family:Calibri;
mso-hansi-theme-font:minor-latin;
mso-bidi-font-family:"Times New Roman";
mso-bidi-theme-font:minor-bidi;}
London (CakaaraNews) Ugaas Xasan oo Aad Ugu
Faraxsan Hormarka Dhanka Gobalka Fiiq , Ee Dowlada Deegaanka Somalida Ay U
Gaarsisay,
Waxaa Maanta Mudan In Ilaah Lagumahdiyo, Waxaan Kaloo oo Ay Tahay Inlagu Farxo
Maamulak Cusub Ee Dagmada Fiiq.
Fiiq oo Si Rasmi Ah Hawlihiisi Shaqo ubilaabay, Waxaan ugu Baaqa Yaa dhamaan
bulsho waynta kasoo jeeda deegaanka soomaalida in ay Hormar iyo nabada xasishay
ka qaybt qaataan meel kastoo ay joogaan isla markaana Taageerno dawladan maamulka suuban ee
deegaanka
waxaa wax lagu farxo ah horumarka ay ku talaabsatay Sida Wadada Weyn Ee Isku
Xidhi Baabili ilaa Dagmada Fiiq oo Ay GarabSocotu Xaruunta Quwada Korantada
ooSi wanaagsan Uu Dhismaha Ay Usucoto, Waa Wax Aad
Iyo aad Loogu Farxo Waxaan Gudomiyaha Mudena saxane maxamuud iyo gudoomiyaha
gobolkaba
In uu Cadalada uu Ku maamulo Una Soo Dhaweeyo qurba Joogta U Dhalatay Gobolka
Fiiq Si Ay Hormarka uga qayb qataan
Deegaankoda oo Ay Wax Uga Qabsadaan ama Ay Kashaqeyaan Xaga Hormarka Nabadgalyada
ugala
Shaqeyaan,
Ugaas Xasan oo uga Baaqayo Qurba Joogta Inay
Wadankooda Kusoo Laabtaan si Ay U Arkaan Xaqiiqada
Dhabta Ah Ayka Jirta Iyo Waxey u Qaban Lahaayeen Deegaakoda
ugaas xasan london
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.