HAMBALYO MAAYARKA CUSUB EE MAGAALADA JIGJIGA.

alt

Anaga  oo ku hadlayna magaca Ururka Sinaanta iyo Cadaaladda Ummada gabooye ee ku Dhaqan Jamhuuriyadda Ireland, ayaa waxaan hambalyo balaadhan u diraynaa Duqa cusub ee magaalada jigjiga loo doortay Engineer Guleed Dheeg Maxamed, oo ah nin dhalinyaro ah aqoonyahan ah karti  iyo wax qabadna leh, waxaanu illaahy uga rajaynaynaa in uu ku asturo xilka uu ummadiisa u qabtay.

Sidoo kale waxaan soo dhawaynaynaa gollaha xildhibaanada baarlamaanka jigjiga,

anagoo ku bogaadinayna, talaabadan ay qaadeen  oo tusaale u ah ama sawir ka bixinaysa, dimuquraadiyada sinaanta iyo caddaalada ka hanaqaaday DDS.

Waxaan  sidoo kale taageero buuxda lagarab taagannahay xukuummada DDS ee madaxweynaha kayahay Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo wakhtigan xaadirka ah ku hogaaminaya deegaanka tubta nabadgelyada iyo hurumarinta bulshada.

Afhayeenaka Uruka Sinaanta iyo Cadaaladda Ummadda  Gabooye ee ku dhaqan

Jamhuriyada Ireland Mudane Yuusuf Cabdi Cumar.

E-mail: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

Wabilaahi tofiiq

 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews