Ururka Somali Ethiopian Women Diaspora (SEWD) oo Degaankooda Horumar lagaga Daydo Kusoo Kordhiyay

alt

(CAKAARANEWS) Waxaa Maalintii axada ee bishu ahayd Novembar 13,2011magaalada Minneapolis lagu qabtay Shir looga hadlayay sidii waxa loogu qaban lahaa looguna hormarin lahaa Haweenka Iyo Caruurta DDSI Kasoo jeeda.

Shirkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Gabdhaha Soomalida Ethiopia ee Degan Cariga Maraykanka Gobolka Minnesota.Somali Ethiopian Women Diaspora (SEWD) Foundtion.

Xafladan oo si balaadhan ay u soo abaabuleen Gudoomiyaha Ururka Mawro Foosiya Sh/Claahi iyo Gud/Kuxig/ Marwo Canab Cali ayaa waxaa kasoo qayb galay Soomaali badan oo degan gobolka Minnesota.
Hadaba Ururkan (SEWD) oo fikirkoodu uu yahay Sidii loogu Horumarin lahaa Haweenka Iyo Caruurta Agoonta ah ee Aabayaashood N/Diidku Laayahay
ee ku xaraysan Jigjiga Bording School ayaa Ururku Qorshayaasha ugu horeeya ee ay diyaariyeen ayaa waxaa ka mid ah dhismaha Library (Maktabat) Aad u balaaadhan inay u dhisayaan agoonta ku jirta boordhinka jigjiga. kana caawin doonaan buugaagta, Macluumaadka iyo Aaladaha Dhinaca Waxbarasha iyo wixii kaloo caruurtaas ubaahadaan.

altalt
Waxaa kale oo Ururkan uqorshaysan Sidii ay mustaqbalka Soo socda Udhisi lahaayeen Boarding schools Iyo Isbitaalada haweenka iyo Caruurta.
gudoomiyaha ururkan (SEWD) Marwo Foosiya SH/C/laahi oo noo sheegtay in ururka ujeedada loo aas-aasay ay tahay in ay Aqoonta Abayaashood N/diidku
Waxyeelay iyo Haweenka Kasoo jeeda Deegaanka Soomaalida Ay kaalintooda kaga aadan dhanka Horumarka inay ka gaysan doonaan sidii ay noloshooda
iyo Aqoontooda kor ugu qaadi lahaayeen. arwo Foosiya Hadalkeeda kusoo gabagabaysay in ay baaq udirayso Dhamaan Jaaliyaadka u Dhashay Degaanka Soomalida Ethiopia inay udiyaar garoobaan sidii ay wax ugu tari lahaayeen Deegaankooda qofwalbana u xil ka saaran yahay inuu kuseexdo siduu wax ugu kordhin lahaa Dalkiisa iyo Dadkiisaba.
 altaltalt
Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen . Aqoon yahaniin aad u tiro badan oo ay Kamid ahaayeen Dhaqaatiir, Ganacsato, Ururo  kala duwan, Haween iyo dhalinyaro.
Kuwaasoo kala ah.

    1) Suldaan Mohamed Bade oo ku hadlay magaca jaaliyada ...

      2) Guduumiye Abdi Ahmed Shuuriye -( Somali Ethiopian North American)

    3) Gudoomiye ku xugeenka Abdirazak Golongol ( SEDYO )

    4) Gudoomiye Aamina (Somali women Cival Survive)

    5) Nabadoon Ardo Sh Yusuf Diriye
    
     6) Ganacsade Cabdullahi Cilmoge

    7) Gudoomiye Hodan Aadan Caruus (Somali Puntuland Women Association)

    8) Gudoomiye Abdiaziz Maahaay       (Somali Health Care Foundation)

    9) Kamal Dacas oo u hadley Ururka Waamo Relief
    
      10) Aqoonyahan Dr Abdi Aar Sahal Dhuux

    11) Dr Mohamed (Somali Medical Association)

Hadaba Ururkan oo ah urur ka madax banaan siyaasad. oo ay Madaxda jaaliyada Gobolka Minnesota u balanqaaday in ay taageero Balaadhan u fidindoonaan
Ujeedada iyo waxqabadka Ururkan SEWD.

Shirkaan oo kudhamaaday Guul iyo farxad aadna ay ugu riyaaqeen jaaliyada Reer Minnesota ee soomaalida Ethiopia.

Hadaba waxaa qofkasta oo Degaanka kasoo jeeda waajib iyo xil kasaaran yahay in ay kaga daydaan Gabdhahan ufikiray sidii ay Degaankooda wax ugu tari
lahaayeen.

Ogaysiis Ku Aadan Qurbajoogt​a Ku Sugan Minnessota iyo Nawaaxigee​da

altMinnesota(CakaaraNews) Ururka Jaaliyadda Somaalida Itoobiya ee (SEDYO) Iyo Ndheergaradka Qurbajoogta Ku Nool Minnesota oo Iskaashanaya ayaa Waxa ay Qurbajoogta ka Soo Jeeda 9ka Gobol ee uu Ka kooban Yahay DS ee ku Dhaqan Gobolka Minnesota iyo Nawaaxigiisa Ogaysiinayaan Ka Soo Qayb-Galka Munaasabadda 13Guurada 13aad ee Ka Soo Wareegtay Aasaasidii XDSHS.

Dabaaldagan 13Guurada Xisbiga Dimoqraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya ayaa Ah Tii ugu Horaysay ee ka Dhacda Abid Cariga Maraykanka.Waana Natiijo Wax ku oola oo Ay u Soo Hooyeen Umadooda Ururka SEDYO

Munaasabadan Ayaa Lagu Qaban Doonaa Hotel Sheraton isla markaana aad wixii Faahfaahin Dheeraada ay idiinku Heelan yihiin Ururka SEDYO Kalana Xidhiidhi kartaan Cinwaankan Afhayeenka SEDYO, Cabdinuur Xasan Abi (612-532-4626).W.W/Jaaliyadda, Muxamed Cabdi Cali (651-757-7280).


Tilmaan-Raaca Goobta Shirka iyo Wakhtiguna Waa Sidan Hoos ku Cad.alt
Addresska: 7800 Normandale BLVD Bloomington, MN 55439
Maalinta: Sabti
Taariikhda: June 25, 2011
Wakhtiga: 5:00 pm - 1:00 amqa2

Waa Laga Gudbay Xilligii Habacsanaanta & Walaahawga

alt Sweden(CakaraNews) Kulan wada tashi ah oo dhex maray xubnaha jaaliyadda örebro oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha Jaalliyada Mudane Cabdiwahaab Siigaale   ayay xubnaha jaaliyadu ku sheegeen in la gaadhay xilligii kala hadhka runta iyo beenta.


Guddoomiyaha Arrimha Bulshada ee Jaaliyadda DSI ee Örebro  Mudane Faysal Raabi Aadan oo ah Aqoonyahan in badan ku soo dhex jiray arrimaha bulshada,

 

islmarkaan ah Masuul aad u xiiseeya dhinaca sportiga iyo is dhexgalka bulshada ayaa carabka ku dhuftay in ay dhammaatay Marxaladii Walaahawga lagana toosay Riyadii iyo Habacsanaantii qurbajoogtu ku sugnayd mudada dheer.


Mudane faysal ayaa aad ugu nuuxnuuxsaday in hadda wixii ka dambeeya aysan jirayn is huwanaan dambe oo bulshadu hadda ay kala garatay jidka toosan iyo ka qaloocan.


Mudane faysal Wuxuu sheegay in ay tahay wax laga yaqyaqsado in ummadda deegaanka soomaalida la huwiyo Calanka AFWARQI  (Eritrea),inta lagu dhaleeceeyo koodii Hasha lahaa.


Waxaan leeyahay ha ku bikaacsato ishii buktaa Maanta waan huwanaynaa,ku xaragoonaynaa,ku Faanaynaa Calanka astaantiisu Hasha tahay.


Faysal wuxuu balan qaday in uu wax badan ka taridoona dhinaca Dhalinyarada iyo Ispoortiga isaga oo aan hiil iyo hoo midna kala hadhaynin Xafiiska Sportiga ee Deegaanku ololaha uu ugu jiro kobcinta sportiga.

 

Kuwanaan ku faanaynaa ee ka feejignaw ka fidnada wadee Afwarqi loo wadaw,kuwa aan ku rabin ee kuu raraya meel aad rafaad iyo rixin li,i u dhiman.

Mingiste iyo Colkiisii weli Ma Samrin Saakana waxay Rabeen Waaye

altGöteborg (CakaaraNews) Guusha xuska 20ka ginbood waa qalbi jab ku yimid Nabadiidka ,dib u socodka,dhiiyacabka,iyo dhalaan lumiska.

Waxaa si aad u weyn looga xusay Guud ahaa Caalamka ,Gaar ahaanna DSI Xuska maalinka Qaaliga ah ee GINBOOT 20.
Jaaliyadda DSI ee Göteborg oo aad ula wadaagaysa Farxadaas qawmiyadahii lagu tuman jiray gaadheen ayaa waxay ugu baaqaysaa inta aan weli fahmin micnaha Xornimada in ay yara milicsadaan wixii ka horeeyay Ginbood 20keedii 1991dii wixii ay ku sugnayd ummadda Soomaaliyeed ee Degta Deegaanka balaadhan ee ay ka taliso DDSI.

Uma Baahna Faahfaahin iyo tilmaamo badan balse waxay u baahantahay Xamdi naq iyo in la xajisto Guushaas.
Wax kasta oo dhanqaryo u keeni kara Guushaa ay gaadheen qawmiyadihii la gumaysan jiray waa wax ay wadaan intii ku haysay Gunimada iyo cadaadiska oo aan weli ka samrin in ay ku celiyaan halkaa laga soo guuray 1991dii 20 kii Ginbood.    

Taasu waa wax aan la qaadan karin eebbena aanu ka baryayno in uu na wada fahamsiiyo nasriga uu na siiyay,naguna manaysto maskax aan ku wada ilaashano,kuna xajisano.


Walaalha maanta daba socda kuwii laga xoroobay 20 kii Ginbood  1991dii , waxaan leeyahay jid aan haboonayn baad ku socotaane intaad yara nasataan dib u eega dhabaha aad haysaan.

Walaalaha DDSI Hogaanka u haya iyo Guud ahaan Shacbiga Soomaalida ee ka soo Jeeda DDSI iyagana waxaan leeyahay, waxaad garataan in ay dhib badantahay in wax la dhisaa ,laakiin sida lagu dumiyaa ay dhib yartahay.   Walaalayaaloow Niyad wanaagsan iyo Walaalnimo iskugu keena guud ahaan dadkiina, ugana  faa,iidaystay fursadahan in ay noqdaan kuwo la isku saamaxo oo lagu wada naaloodo Xoriyad iyo Farxad.

Dadka kala qaaran ee Jeelasha ku kala maqan ha loo fidiyo cafis ay kula naaloodaan Ubadkooda iyo eheladooda, kalgacalkuna ha noqdo midka sareeyay ee deegaanku ku wada nool yahay.

Ummadda Soomaaliyeed ee aan deegaankan ka soo jeedina waxaan leeyahay,walaalayaal waanu jecelnahay jiritaankiina iyo quruxdiina ee idinkuna jeclaada taayada,naguna taageera in aan nabad ku wada noolaano,diris wanaag iyo walaalnimo.

Ugu Danbayn Guud ahaan  qawmiyadaha itoobaya waxaan leenahay, ka feejignaada fool xumidii laga soo gudbay 1991dii  20kii ginbood.
Mingiste iyo Colkiisii weli ma samrin Saakana waxay rabeen waaye

Cambaarayn Falalkii Foosha Xumaa Ee Lagu Waxyeeleeyay Hay,Adaha Samafalka Ee Ku Sugnaa Ddsi

altGoteburg(CakaraNews) Waxaa kulanka jaaliyadda DSI ee Goteborg   ay ku cambaareeyeen falalkii waxshinimada ahaa ee haydda WFP & Laanta caafimaadka lagu waxyeeleeyay.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Goteborg oo ku hadlayay magaca jaaliyadda ayaa wuxuu ku tilmaamay falal fulaynimo ah oo xaasidnimo iyo doqonimo    dabada ku haya waxa ay geysanayaan nabadiidku.

sidoo kale Xooghayaha Jaaliyada Mudane Mohamed H. Huweys oo soo koobay aragtida jaaliyada  ayaa wuxuu ku soo ururiyay aragtida jaaliyadu in ay tahay mid ku salaysan Nabdgelyo,wada noolaansho,horumar iyo Deriswanaag.

 Gudoomiye ku xigeenka  Mudane M. Haybe & Nabadoonada Baadil cabdi salaad ayaa iguna aad u tilmaamay in laga gudbay xilligii is huwanaanta  isla markaan la ohyahay cidwaliba kaalinta ay ugu jirto ummaddeeda .

Waxayna jaaliyadu si buuxda ugu baaqday in kooxaha nabadiidka laga qaato dareen mid ah loogana soo wada jeesto hal meel.
 

Guddoomiyaha Jaaliyadda Örebro oo U Hambalyeeyay Shirka Jaaliyadda Goteborg

alt

Guddoomiyaha Jaaliyadda DSI ee Örebro Mudane cabdiwahaab siigaale oo kormeero wacyi galin ah ku marayay Gobaladda Waqooyiga Sweden & Koonfurta Sweden ayaa  Hambalyo Diiran u diray Jaaliyadda Goteborg isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay sida ay Jaaliyadaasu ugu heelantahay ka midho dhalinta hadafka nabada 6 horumarinta deegaanka,taas inta kalana laga doonayo sidaas oo kale.

Guddoomiyuhu  Wuxuu CAMBAARAYN KULUL u soo jeediyay Kooxda Nabadiidka ah ee lafta toobinta ku haysa ee noloshoodii ka dhigtay waxyeelada maatida,haddana u arka in ay guul ku gaadhayaan gubida dawooyinka iyo raashinka maatida la siinayay.

HABARJECLAAY MUUSE WAA KAA ( UMMADDA DEEGAANKA KA SOO JEEDA GUUD AHAAN WAXAAN LEEYAHAY UBO WAA TAAS).
Mudane Cabdi wahaab  Siigaale  ayaa Wuxuu ku soo gabgabeeyay  hadalkiisii.

"Waxaan guul iyo farxad u rajynayaa dhammaan inta nabadda jecel iyo inta u hawl gashaba"

More Articles...

  1. Ogeysiis: Qurba Jooga Soomaalida Itoobiya ee Boqortooyadda Britain waxaa lagu wargelinayaa inay kasoo qayb galaan shirka ka dhacaya Britain 16/04/2011
  2. Ogeysiis: Jaaliyadda Deegaanka ee Minnesota oo lagu Wargalinayo Inay ka soo Qeybgalaan shir ka dhacaya Minneapolis‏
  3. Madaxweynaha DDS oo Khadka Telefoonka Shir kula Qaatay Hogaaminta SEDYO‏
  4. Dadaal iyo Halgan Dheer kadib Maxaa iskabadalay Qurbajoogta D.D.S.I iyo Midhihii Halgankii Adkaa ee lalagalay UBO oo horseeday World Peace Day iyo Jig-jiga.
  5. DHAMAAN JAALIYADA DEEGAANKA SOMALIDA EE WAQOOYIGA AMERIKA INAY KASOO QAYB GALAAN KULANKA WAFTIGA DDS IYO QURBOJOOGTA. MINNEAPOLIS
  6. Diyaargarawga Jaaliyaadka oo Sii Kordhaya,Iyo Doorka Dhalinyarada oo dar-dar xoog lihi ka muuqato
  7. Qaybtii 8-aad ee Socdaaladii Samato Bixinta iyo Saadaashii Ummaddeenna: By Abdirashid Olad
  8. Ogaysiis Shir lagu qaban Doono Xuranta Götenborg, Xaafada Hammar
  9. jaaliyadda Deegaanka Soomaalida ee Waqooyi Amerika Waxaa lala Socodsiinayaa Kasoo Qeybgalka shirka jaaliyadda iyo Waftiga DDS ee Minnesota
  10. SHIR BALAARAN OO KA DHACAY MAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 01.01.2011 MAGAALADA OSLO EE DALKAN NOORWEY
  11. SANAD WACAN OO WANAAG IYO HOODABA LEH ALLOOW KA YEEL (1432/2011) AAMIIN.
  12. jaaliyadda deegaanka Soomaalida ee Waqooyi Amerika waxaa lala socodsiinayaa kasoo qeybgalka shirka jaaliyadda & waftiga DDS ee Minnesota
  13. DEGELJOOGI WAA RASMIGA DADOOW TAA WADA OGAADA!
  14. QURBO JOOGTA KU DHAQAN SWEDEN OO HANBALYO IYO BOGAADIN U DIREYSA MADAXWEYNAHENA IYO DHAMAAN MADAXDA DALKA
  15. Ogaysiis: Jaaliyadda gobolka Fiiq ee ku dhaqan Minnesota ayaa waxa ay ogaysiinaysaa ka soo qeybgalka shir ay jaaliyaddu qabaneyso Sabtida
  16. Qaybtii 7-aad Socdaaladii Samato Bixinta iyo Saadaashii Ummaddenna:By Abdirashid Olad(Shabeel)
  17. JAALIYADDA AFGODEEY oo waxka Qaban doonta dhanka Waxbarashada iyo Adeegyada Bulshada DAGMADA CADAADLE
  18. Qaybtii 4-aad Socdaaladii Samato Bixinta iyo Saadaashii Ummaddenna:By Abdirashid Olad(Shabeel)
  19. Warsaxafadeed ka soo baxay jaaliyada soomaalida itoobiya ee Danmark.
  20. Jaaliyadda Geri Ee North America Oo U Istaagtay Soo Dhawaynta Madaxwayne Cabdi Maxamud Cumar
  21. Garaadada, Suldaanada,Ugaasyada iyo Aqoonyahanka kasoo jeeda DDS ee Kudhaqan Minnesota oo go'aansaday inaan loo kala hadhin soo dhaweynta waftiga DDS
  22. Garaadada, Suldaanada,Ugaasyada iyo Aqoonyahanka kasoo jeeda DDS ee Kudhaqan Minnesota oo go'aansaday inaan loo kala hadhin soo dhaweynta waftiga DDS
  23. Jaaliyada ku Dhaqan North America ayaa Ku Baaqday in Ay Soodhawaynayaan imaatinka Madaxwaynaha DDS
  24. JAALIYADA QURBOJOOGTA GOBOLKA DHAGAXBUUR EE CARIGA MARAYKANKA YAA YEESHAY KULAN LAGU SOO DHAWEYNAYO MADAXWEYNAHA DDS‏
  25. Socdaaladii Samato Bixinta iyo Saadaasha Ummaddeenna.
  26. Shirkii Dhisida Jaaliyad Khaas U Ah Dumarka Qurbajoogta Soomalida Itoobiya Ee Danmark Oo Ka Dhacay Magaalada Aarhus Ee Dalka Danmaark
  27. Ugaas Xasan Oo Kamida Qurba-joogta Deegaanka Udhalaty Oo Ku Dhaqan London oo Daaha Ka Qaday Waxqabadka (DDS)
  28. Hanbalyo Ku Aadan Madaxwaynaha Dds Oo Ay Udirayaan Jaaliyada Ururka Gurgura Ee Albert,Canada
  29. Jaaliyada Deegaanka ee ku dhaqan Norway oo soo dhaweeyey sii daynta maxaabiista iyo shakhsiyaadka magaca ku leh dagaanka.
  30. BARIIDIN WAA BAR-BILLOW BILICSAN DUUNYADU URINTAY ISKU AFGARATAA, DADKUNA HADALKA
  31. Taageerada Qurbo-joogta North-america ee ku aadan Dawlada Cusub iyo Dadaalka Nabadeed ee ay kamidho dhalisay
  32. Taageerada Qurbo-joogta North-america ee ku aadan Dawlada Cusub iyo Dadaalka Nabadeed ee ay kamidho dhalisay
  33. Shir ay yeesheen Ururka Dhalin yarada jaaliyada soomalida Ethiopia ee Dalka Denmark ayaa waxaa lagu doortay Maamul Cusb
  34. Jaaliyada Beesha Jidwaaq ee United kingdom oo u Hanbalyaysay Wasiirada Qaranka ee Somalida Ethiopia
  35. Jaaliyadaha Yurub ee u Dhashay ismamulka Diridhabe iyo goobolka shiinile oo Taageeray Heshiiska Dawlada Fedraalka Ethoipia iyo Ururka ONLF
  36. Qurbo-joogta Deegaanka udhalatay ee ku dhaqan G/minnesota ayaa soo dhaweeyay Nadaba iyo horumarka deegaanka ka curatay
  37. Xafiiska Xiriirka Arimaha Jaaliyada ee DDS ayaa usoo bandhigay qurbajoogta deegaanka qorshaha Xafiiska Sanadkan 2003
  38. Ogaysiis: Shir nabadda & horumarka deegaanka looga hadlayo oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada(S.E.C)kana dhicidoona caasimada Copenhagen ee Dalka Denmark
  39. Ogaysiis: Shir nabadda & horumarka deegaanka looga hadlayo oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada(S.E.C)kana dhicidoona caasimada Copenhagen ee Dalka Denmark
  40. Ururka Dhalinyarta Qurbajoogta Deegaanka ee Ingriiska oo lagaga Dhawaaqay London
  41. Jaaliyadda Geri Koomo ee ku nool Puntland oo Hambalyo u Diraysa Madaxwaynah DDS
  42. ! Ciid wanaagsan!Hambalyo Ku aadan Xukumada iyo Shacawaynaha DDS !
  43. Warsaxaafadeed: Qurba Joogga Gobolka Dhagaxbuur ee Waqooyiga Amerika oo ka hadley Shirkii Faafan
  44. Hambalyo iyo Talo Bixin Ku aaddan Ururada Nabadda Qaatay iyo Maamulka SPDP
  45. Xafiiska Adeega Jaaliyada Somalida Ethiopia ee Seattle oo Soo Saaray Baaq
  46. Kulan Aqoon Is Waydaarsi ah oo Safaaradda Ethiopia ee London ku Dhex Maray Safiiro iyo Aqoonyahano Deegaanka u Dhashey
  47. Shirweyne lagu taageerey heshiiska ONLF iyo Ethiopia oo Seatle lagu qabtey
  48. Baaq Taageero Loo Hayo Heshiisyada Nabadeed oo Ku Dhawaaqeen Jaaliyada Guud ee Soomaalida Itoobiya ee Holland
  49. Shir Ballaaran oo Lagu Taageerayo Heshiska Nabadda iyo Xabad Joojinta U Dhaxaysa Dawlada Itoobiya & Ururka ONLF
  50. Jaaliyada Degaanka Soomaalida oo Si Wanaagsan u Soo Dhaweeyay Raíisal Wasaare Meles Zenawi
  51. Doorka Dihin ee Qurbo-Joogta Kaalinta Cosobka ah ee Xoogagga Jaaliyadaha Dibadda ee DDS ee Itoobiya By Maxamed C. Gurxan
  52. Jaaliyada Soomaalida Degaanka ee Denmark oo Sameeyay Jaaliyad Guud oo Kulmisa
  53. Jaaliyada Soomaalida Degaanka ee Aarhus oo Sameeyay Jaaliyad Guud oo Kulmisa
  54. Shir lagu qabtey Magaalada London oo lagu sameeyey ururka Jaaliyadda Soomaalida Ethiopia
  55. Qurbo Joogta Scandanavianka: Mahadnaq‏ Ku Socota Dawlad Degaanka Soomaalida
  56. Komishinka Booliska DDS oo Maanta Dhoolu Tus u Sameeyay Qurbo Joogta ku Sugan Jigjiga
  57. Wafdigii Ka Socday Jaaliyadaha Degaanka Soomaalida ee USA oo Booqashooyinkoodii sii Wata
  58. H.E. Ambasador Dini Mufti Dini oo Gudoomay Shahaado Sharfeed Ka Socota Shacabka Degaanka Soomaalida
  59. Qurbo Joog Soo Gaadhay Degaanka Soomaalida
  60. Hambalyo & Bogaadin ku Saabsan Magacaabida Warfaafinta
  61. Hambalyo ku socota Madaxwaynaha iyo Dawladda
  62. Hambalyo ku socota bulshaweynta Degaanka Xarshimeed
  63. WSRA oo Hambalyou soo Jeediyay Maamulka DDS
  64. Baaq Taageero, Cafiska Xukuumada DDS U Fidisay Maxaabiis Gaadhaysa 400-Qof
  65. Madaxwaynaha DDS oo Hambalyada Sannadka Cusub Gaadhsiiyay Jaaliyadaha Degaanka u Dhashay
  66. Golaha Nabada & Horumarinta Degaanka Soomaalida Itoobiya
  67. Hogaanka Nabadgalyada oo La Kulmay Odayaasha Beesha Cawlyahan
  68. Hogaanka Nabadgalyada oo La Kulmay Odayaasha Beesha Cabdale
  69. Codsi Cambaareen Falkii Shirqoolka Fuleynimada Ahaa ee Lagu Soo Weeraray Kulankii Aasaasida GNHDSE
  70. Waraysi Lala Yeeshay Hogaanka oo Ku Saabsan Shirarkii Jaaliyadaha
  71. DDF iyo Ururka Horumarinta Qorahay oo la Kulmay Wafdiga DDS
  72. Warbixin Ku Saabsan Kulankii Dhexmaray Wafdiga Ismaamulka Soomalida Iyo Jaaliyada Dalka Britain
  73. Astaanta Taageerayaasha UBO Lagu Yaqaan Waa Caga-Boodhleey oo Kale
  74. Kulan Khaas Ah oo Beesha Fiqi Cumar la Yeelatay Wafdiga DDS
  75. Wafdigii DDS oo Maanta La Kulmaya Ururada Bulshada
  76. Shirkii Jaaliyada Dibada ee London oo la Filayo inuu Dhawaan Baaq Soo Saaro
  77. Guul-Daro ay La Hoydeen Qawlaysatada UBO: Xin-Qooq Vs JWXO-Shiil
  78. Guushii Ugu Waynayd ee Degaanka Soomaalida u Soo Hoyata
  79. Shirkii London oo Wali Socda
  80. Dhagax-Wood oo Difaacay Soo Saarista Filimka
  81. Shirkii Jaaliyada iyo Wafdiga DDS oo Bilaabmay
  82. Booliska la Kulmay Maxamed Sahal & Qawlaysato Cusub oo Cajalada Lagu Arkay
  83. Kulankii Jaaliyadaha iyo Wafdigii DDS oo Beri Bilaabmaya
  84. Baaq uu Soo Saaray Gollaha Horumarinta iyo Nabadgalyada ee Degaanka Soomaalida
  85. Wafdigii DDS ee London Joogay oo Booqday Bush House
  86. Wafdigii DDS oo Gaadhay London
  87. Dawlada Sweden oo Marti Qaaday Wafdigii DDS Amnigana aad u Adkaysay
  88. UBO oo hadana isku day day inay Disho Maxamed Sahal Kabadhe
  89. Kulankii Wafdiga iyo Jaaliyada Fiqi Cumar oo si Wanaagsan u Dhamaaday
  90. Magacyada Dablaydii Waxyeeleeyay Maxamed Sahal oo La Soo Saaray
  91. M Kabadhe Shiil oo Argagixiso Dhaawacday iyo Shirarkii oo Socda
  92. Shirkii Stockholm oo Halkiisii ka Sii Socda
  93. "Waxaa La Gaadhay Bilowgii Dhamaadkii Nabad-Diidka" Fikirka Jaaliyaadka
  94. "Dabeecadaha Nabad-diidka Waa Qaylo" Fawsiya Cabdi
  95. Shirkii Ibis Hotel oo Si Fiican u Qabsoomay
  96. Shirkii Jaaliyada oo Stockholm Caawa Ka Soconaya
  97. Shirkii Jaaliyada Dibada oo Stockholm Ka Bilaabmay
  98. Qorshaha Wafdiga Xukuumada DDS iyo Jaaliyadaha
  99. Wafdigii Xukuumada Degaanka Soomaalida oo Ka Duulay Gegida Diyaaradaha ee Bolle
  100. Hadiyadihii Jaaliyadaha Dibada oo Jigjiga Soo Gaadhay

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.
aaaaaaaaaaa
aaaa
bbbb
cccccc

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.