Ogaysiis: Shir nabadda & horumarka deegaanka looga hadlayo oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada(S.E.C)kana dhicidoona caasimada Copenhagen ee Dalka Denmark

Normal 0 false false false EN-GB X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4 /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0cm 5.4pt 0cm 5.4pt; mso-para-margin-top:0cm; mso-para-margin-right:0cm; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0cm; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-fareast-font-family:"Times New Roman"; mso-fareast-theme-font:minor-fareast; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin; mso-bidi-font-family:"Times New Roman"; mso-bidi-theme-font:minor-bidi;}

altCopenhagen (CakaaraNews), 11-Sep-2010 - Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyaadka nabadda jecel ee deegaanka ee ku nool dalalka Scandinavian inay ka soo qeybgalaan shir ballaadhan oo lagaga hadlayo nabadda iyo horumarka deegaanka Soomaalida.

Shirkan ayaa wuxuu ka dhacayaa magaalada Copenhagen ee dalka Denmark, wuxuuna dhici doonaa October 16 - 17. Shirka waxaa qaabab kala gadisan uga soo qeybgali doona masuuliyiin heer federal iyo heer deegaan kala ah.

Masuuliyiinta ka hadli doonta shirka waxaa kamid ah:

1. Lataliyaha Ra'isulwasaaraha ee Arrimaha Nabadgalyada, Abay Tsehaye

2. Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamud Cumar

3. Gudoomiyaha Xisbiga ESPDP, Cabdifitax Sheekh Cabdullahi

4. Gudoomiyaha UWSLF, Sheekh Ibraahim Maxamed Xuseen

5. Gudoomiyaha ONLF, Salaxudiin Xaaji Macow

6. Ku-xigeenka Afhayeenka Aqalka Wakiilada Federalka, Dr. Maxamed Sarhaye Xidig

7. Safiirka Itoobiya ee wadamada Scandinavian ee Sweden, Dina Mufti

8. Safiirka Itoobiya ee Midowga Yurub, Gebre-Shristos Berhane

Ka soo qeybgalayaasha waxaa aad loogu adkeynayaa inay isdiiwaangaliyaan kahor shirka waqtigiisa. Waxaad iska diiwaangalin kartaan: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. .

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xidhiidh:

Dhuux Maxamed This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Ahmed Dhaqane- This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Bishaar Yusuf This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Ahmed-ganay -004571319180

Mahamed Geelle – This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 







 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews