Shir ay yeesheen Ururka Dhalin yarada jaaliyada soomalida Ethiopia ee Dalka Denmark ayaa waxaa lagu doortay Maamul Cusb

altDenmark CakaaraNews) ururka dhalinyarada Denmark oo lasoo xidhiidhay shabakada CakaaraNews ayaa sheegaya in ay Taariikhdu markay ahayd sabti 30.10.2010   shir ay isugu yimaadeen  Ururuka Dhalin yarada jaaliyada Somalida Ethiopia ee Dalka Denmark ee caasimada sadexaad ee Dalka Denmark magaalada Odense dommir uu ka qabsoomay hoteel kamid ah huteelada ugu waawayn caasimadaas shir si heer sare ah loosoo agaasimay laguna dhisay Ururka Dhalin yarada jaaliyada Somalida Ethiopia ee kudhaqan dalka denmark.
 

Ururkan oo hoos tagaya jaaliyada wayn ee ka dhisan dalka denmark,  shirkan oo ay kasoo qayb-galeen wufuud kala duwan ayaa sidoo kale waxaa lagu soo marti qaaday Gudoomiyah iyo Xog hayaha jaaliyada somalida etiopia ee denmark  Mudane Dhuux iyo Bishaar.

 
Shirkan oo ujeedadiisu ahayd in layska kaashado horumarka iyo nabadgalyada haatan ka hana qaadayalt Deegaankeena hooyo ee aan udhalanay guud ahaan DDSI, sidii ay iyaguna dhankooga hawlaha kaga aadan  gacmaha isku qabsadaan isla markaana loo garab gali lahaa DDS iyo ka qayb galka fursadaha maal gashi ee ka jira dhinac-walba.


Shirkan ayaa waxa lagu doortay gudi dhalinyaro ah run ahaantiina lafilayo in ay kasoo bixi doonaan ujeedada ururkan loo asaasay mudayar gudaheedana isbadal midho dhal ah ka keenayaan dhankooga, waxaana  goobtaa lagu doortay gudida ururka dhalin yarada oo kala ah sidatan


altMadaxa Xidhiika Guud- CABDI NASIR CABDULLAHI SAHAL
Gudoomiyaha- CABDI XAKIIM AHMED DAYL
Gudoomiye ku xigeenka- DAAHIR ABDI AHMED
Xog haye-  CABDIWAHAB  MOHAMED SHUKRI OMAR GABOOSE
Afhayen ABDULLAHI YUSUF MAHAD.

Ururkan ayaa gabagabadii  si wada jir ah uga soo saareen hadal murtiyeed iyagoo leh Waxaanu si buuxda uga soo horjeednaa hadaanu nahay dhalinyarta Somalida Ethiopia, qof alaale qofkii lid ku ah nabada iyo horumarka deegaankeena ka xasishay waxaa kaloo anu balan qaadaynaa in aanu usoo jeed sano dalkayaga uguna faa'iidayno aqoontayada iyo in aanu ku talaabsano sidii anu dhulkayaga umaal gashan lahaynalt

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

alt

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews