Taageerada Qurbo-joogta North-america ee ku aadan Dawlada Cusub iyo Dadaalka Nabadeed ee ay kamidho dhalisay

Normal 0 false false false EN-GB X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4 /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0cm 5.4pt 0cm 5.4pt; mso-para-margin-top:0cm; mso-para-margin-right:0cm; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0cm; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-fareast-font-family:"Times New Roman"; mso-fareast-theme-font:minor-fareast; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin; mso-bidi-font-family:"Times New Roman"; mso-bidi-theme-font:minor-bidi;}

Normal 0 false false false EN-GB X-NONE X-NONE MicrosoftInternetExplorer4 /* Style Definitions */ table.MsoNormalTable {mso-style-name:"Table Normal"; mso-tstyle-rowband-size:0; mso-tstyle-colband-size:0; mso-style-noshow:yes; mso-style-priority:99; mso-style-qformat:yes; mso-style-parent:""; mso-padding-alt:0cm 5.4pt 0cm 5.4pt; mso-para-margin-top:0cm; mso-para-margin-right:0cm; mso-para-margin-bottom:10.0pt; mso-para-margin-left:0cm; line-height:115%; mso-pagination:widow-orphan; font-size:11.0pt; font-family:"Calibri","sans-serif"; mso-ascii-font-family:Calibri; mso-ascii-theme-font:minor-latin; mso-fareast-font-family:"Times New Roman"; mso-fareast-theme-font:minor-fareast; mso-hansi-font-family:Calibri; mso-hansi-theme-font:minor-latin; mso-bidi-font-family:"Times New Roman"; mso-bidi-theme-font:minor-bidi;} altNorth-america (CakaaraNews)Iyada oo waqti gaaban ay kasoo wareegtay Dhismaha Maamulka xukuumada cusub Ayay dadaal Dheer Ugu Jirtaa Sidii Ay nabada -waarta  uga dhalinlahayen gobalk taa soo saamaysa dibada iyo gudahaba ayaa waxaad moodaa inay soo baxeen shaqsiyaad dhuuniqaata- yaal ah oo inay majara- habaabiyaan doonaya midnimada, wanaaga, horumarka iyo nabada loo wada dareeray dhamaanba bulshadu dibad iyo gudahaba kadib wafdi uu hogaaminhayo madaxwaynaha mudane Abdi Mahamuud Cumer ayaa socdaal waxuu isugu galaa bixiyay Dalal yurub  bishii inasoo dhaaftay,

waxayna shirar kaladuwan uqabteen bulshada gobalka kasoo jeeda ee ku nool yurub waxayna kalahadleen sidii dibada iyo gudaha ay ugu wada- shaynlahaayeen nabada qurba joogtuna dalkooda hooyo ay wax uga qabsanlahaayen dawladuna ay isu garab taagilahayd taasoo qurba joogtu aad iyo aad ay usoo dhoweeyeen mid lagu farxana ah.

Hadaba wafdigu waxuu gaar, gaar ula kulmay beelaha kasoo jeeda bulshada gobalka waxaana ka mid ahaa beesha jidwaaq taasoo ay ka wada hadleen waxyaabo aad u fara badan oo khuseeya dibada iyo gudahaba sifiicana way isugu afgarteen maanshaa alah.

Taasoo ay soo dhoweeyeen ama aad iyo aad loogu riyaaqay dibad iyo gudahaba waana Mahad Ilaah Maanta dawlad dalkeed iyo dadkeeda u dadaalaysa inaynu helay madaxna uu ka yahay mudane Abdi Mahamud Cumer aladaayaw nadaadihi anana taageero fiican  iyo daacada  aad tahay iyada oo dadaalkaasi ay dawlad dibad iyo gudaba ka wado ayaa waxaa soo baxay shaqsiyaad dhuuniqaata yaal ah oo aan mabda lahayn cid ay
matalaana jirin xiitaa  Naftoodana dhahoo kuwaasoo ku kalanool yuruf iyo ameerika waana laga fiicanyay fadeexada iyo xag-xagashada madaxda iyo maamulka suuban ee gobalka maantana majirto cid ay ka qarsoontayhay waxuu yahay mudane Abdi Maxamud Cumer daacad, wanaag somalinimo mana filayo cid bulshada somaliyeed ay ku doorsanlahay maanta inuu jiro waana wax cad.

Hadaba aniga oo ku hadlaaya magaca jidwaaq ee north- america waa lasoo dhafay waqti jaahil dhaga xidhani uu yidhaahdo jidwaaq ayaan matalaa ama magaciisa ayaan ku hadlayaa waxaana uga digayaa shaqsiyaadka iyaga oon cidna matalin magaca ceebaynhaya inay dib uga fiirsadaan kana baxaan hawsha ay ku jiraan joojiyaana been abuurka iyo fadeexada ay ka sheegayaan madaxwaynaha ee aan sal iyo raatoona lahayn hada waxaan kula talinhaynaa shaqsiyaadkaasi inayka waantoobaan fikradaha qaldan ee ay qorayaan kana  tanaasulaa hadaba akhristayaasha sharaftalaho waxaad ogaataan halshaqsi inuuna matalin qomiyad dhan matalinadoonin dan shaqsi danta
guud  ayaa ka horaysa umana dulqaadan doono hadii aanu nahay bulsha jidwaaq waxii ka dhaca iyaga ayaa ka masuul ah hadii ay jiraan kuwo muuqoda qarinhaya oo kujira arimahan way soo bixidoonaan
 
 
 
Sincerely,
 
Mohamed Sheikh Ahmed
 
Maareyaha Jig-Jiga TV

 

 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews