Ugaas Xasan Oo Kamida Qurba-joogta Deegaanka Udhalaty Oo Ku Dhaqan London oo Daaha Ka Qaday Waxqabadka (DDS)

altMaamulka suuban ee hogaaminaya xukumada hatan deegaanka oo ah mid Aan Indhaha Laga qabsan Karin horumarka  iyo nabada ay ku talaabsadeen oo ubaahanin la cadeeyo lana garab istaago hiil iyo hooba oo kaliya

 Maamulka Deegaanka Somalida Oo Eegga Lagu Tilmaami karo In  Uu YahayMid illaah Uu Noosoo Diray Oo Ay Tahay In illaah Ayku Mahadiyaan BulshadaDeegaanka Udhalatay

Waa In Lagarto Haduu illaah Nimcad Uu Kusiiyo Waa In ilaah Ayku XamdiyaanOo Ay tahay in Ay Cadeeyaan Maamulkooda In Uu Yahay Maamul Ka Dhab Ah Oo JecelBulshadiisa  Deegaanka Oo Uu Diyaar Ulayahay Hormarkooda MaamulkaDeegaanka Wuxuu Qabtay Waxaa Kamid Ah Xaga Nabad Galyada 100 Boqol Ah EeggaTaasi Waa Mid wax Lagu Farxo Ah Oo ay Tahay In Aan Nafteena Usheegno Oo AyMudantahy

 Waxaan Wada Ognahay In Ay Xabado Ay Isku Haysteen Oo Ay Is Dilayeen DadWalaalo Ah Oo Wada Dhashay Taasi Weyna inaWada dhibeysay Eegga Waxaa mudan in LaguFarxo Heshiiskii Nabadeed Oo Ay Kukala Saxiixdeen UWSLf & Dawlada Ethiopia.Waxaa Cadeyn u Bahan In Lacedeeyo Dawlada Deegaanka somalida In Ay Kaalin WeynAyKa Qadatay Dardar galinta Nabad-galyada.

 Waxaa Heshiiskaas  Lagu Soo AfjarayDagaal Kii 15 Sano in Ka Badan Ka Socday Deegaanka Uu Ururka UWSLf Kula JireyDawlada Ethiopia Ururkaasi Oo Lagu Tilmaami Karo In Ay Ufureen Ilbaab NabadeedMaamulka Deegaanka  Oo ay Isku Afgarteen In Uu Ururka UWSLf Wixii Eegga KaDanbeeya Ujeedooyinkooda Siyaasadeed Ku Raadsan Doonaan Qaab Nabadeed DowladaEthipia Waxaa Heshiiskaasi Ay Qalinka Ugu Duugay, DR Shiferow Teklemariam Oo AhWasiirka Arrimaha Fedraalka, Dhanka Kale UWSLF- na Waxaa U Saxiixay GudoomiyahaSheekh Ibraahim Dheere Maamulka Deegaanka Oo Eegga Ladhihi Karo Maamul NabadJeceel Iyo Hormar,  

 Ururka UWSLF Tallaabadan Ay Qaateen Ayaa Ah Mid Geesinimo Ku Dheehantahay Oo Ay Uu Danayeen dhamaan Shacabka Deegaanka Somalida Oo Iyaga Aad u SooDhaweeyeen Heshiiskaasi Maamulka Deegaanka Wuxuu Kaloo Qaadatay TalabatiiLabaad Oo Xusid Mudan Shirkii Ay Maamulka Sida Quruxda Badan Oo Uu SooAgaasimeen Oo Uu Ka Dhacay tuulada Geri-Go’anoo ka tirsan degaanka Nogob  Shirkaasi ayaa Socday Labo MaalmoodShirkaasi Ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay Madaxweynaha Dowlada Deegaanka SoomaalidaMudane Abdi Maxamed Cumar, Gudoomiyaha Xisibiga Abdifatax Sh. Abdullahi iyoEnj. Saalaxdiin Abdiraxman Mocow iyo Gudoomiye ku xigeenka ONLF AbdirashidShariif. Waftigan Ayaa Sidoo kale Waxa la socday Wafti balaaran oo ka kalayimid dalka Dibadiisa sida: Maraykanka, Canada, Yurub, Arabta, South Africa iyoKenya. Taaso Mudan In Lagu Farxo

 

Maamulka Deegaankawuxuu  U qabtay Horumar Iyo nabad WuxuuDhaliyay In Uu Xiriir Bulshada Uu is Jecleysiyo Hadaba Enj, Macow, halkaas ooay dadweynahu ay  ku tilmaameen in ayusoo carfeyso nabad waarta oo ka Dhacada dhamaan Deegaanka, maadaama ayGeri-Go’an ahayd meeshii colaada lagu go’aamiyey oo uu ururku ku shirey kolhore, maantana lagu qabtay shir nabad ah. 

Maamulka DawladaDeegaanka Wuxuu Soo Talaab saday Tii Sadaxaad Qurba-joogta Oo Uu KusooBoqday Madaxwynaha mudane Cabdi Maxamed Cumar Sherwynihii nabadda Oo UuKadhacay  London Boqolaalo Dad Ah oo Kasoo qeybgaleen shirkaasi Safiirka dalka Ethiopia u fadhiya waddankan UKBurhane Kabadhe  Ayaa AadUsoo Dhaweyay Dowlada Deegaanka Iyo Qurba-joogta Madaxweynahaayaa Shirka Kacadeeyay In ay Kacuratay nabad Dalka iyo dibadiisaba Uguna BaaqayIn Ay Taageeraan Nabada Iyo Hormarka isla markaana ay Weydiyaan codsiyadooda OoAy Balan Ka Qaadeyso Dawlada Madaxweynuhu Ayuu Sheegey in dadka dibadda kunool ay yihiin Hantida DDS ayna ka go antahay iney Xidhiidhwanaagsan lasameeyaan isagoo Balanqaadey iney Sameeynayaan Xafiis weyn oo arimahaJaaliyaadka u xilsaaran soona dhaweeya Taasina waxey Ubaahantahay In LaxusoEegga

 

Halkaani kuma Soo KobikarayoMaamulka Deegaanka Eegga Garab ayuu Ubahan Yahay In Garab Lasiyo Ina Way UuBahanahay In Aanu Taageero buuxda Siino Kana Shaqeyno Horumarka Iyo NabadaWabilahi Towfiiq

 

Ugaas xasan Ugaas maxamed c/salaan

london     This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 

 

 

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews