Warsaxafadeed ka soo baxay jaaliyada soomaalida itoobiya ee Danmark.

alt

Warsaxafadeed ka soo baxay jaaliyada soomaalida itoobiya ee Danmark.

Maanta oo ay bishu tahay 12.dec 2010.
Waxa Denmark ka dhootay wafti uu horkacayo oo uu hogaaminayo gudoomiyaha jaaliyadasoomaalida
itoobiya ee Danmark.
Mudane: Dhuux Cabdi Cumar.
Waftigaas oo ah Qayebtii kowaad iyagoo u baqoolay magaalo madaxda Addis-Ababa ee itoobiya waftigu
wuxuu casuumad ka helay dawlada federalka iyo dawlad degaanka soomaalida itoobiya.

Dhammaan jaaliyada soomaalida itoobiya Denmark waxay salaan u gudbinayaan madaxda DDS itoobiya oo
uu hormuud u yahay madaxwaynuhu.
Iyo shacabka DDS itoobiya.

Jaaliyada waxa kale oo ay amaan u soo jeedinayaan dhamaan daadihiyaasha maamulka shabakadaha u
taagan habeen iyo maalin inay umada u soo gudbiyaan horumarka iyo waxtarka ka socda DDS itobiya.

Afhayeenka Jaaliyada Soomalida Itoobiya.
Maxamed X. Dheere

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews