Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa Jaaliyada Gobolka Fiiq ee kudhaqan Gobolka Minnesota ee USA oo qabandoonta shirbalaadhan oo loogu diyaargaroobayo soodhaweynta Madaxweynaha DDS iyo Waftida uu hogaaminayo ee ku soo wajahan imaansha Gobolka Minnesota USA
Waxaa jaaliyada Gobolka Fiiq la ogaysiinayaa inay kasoo qaybgalaan shirka oo kadhici doona Magaalada st-cloud ee Gobolka MN USA
Shirkan, oo qeyb ka ah shirarka jaaliyaadka deegaanka ee gobolka Minnesota ay ugu diyaargaroobayaan soo dhaweynta waftiga Dowlad Deegaanka Soomaalida ee la filayo inuu dhawaan soo gaadho gobolkaas, waxaa si weyn loogu adkeynayaa jaaliyadda gobolka Fiiq inay dhamaanteed ka soo qeybgasho. Shirka wuxuu ka dhacayaa:
Maalinta sabtida ah ee ay taariikhdu tahay
12/25/2010 Saacaduna waa 2-6pm
Wixii faah faahina kala soo xiriir
1-iiman muhumed yusuf Tell 6124238589
2-Amin muhumed mahdi Tell 6512309011