SHIR BALAARAN OO KA DHACAY MAANTA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 01.01.2011 MAGAALADA OSLO EE DALKAN NOORWEY
Shirkaan ayaa waxaa isugu yimid sagaalka dab ee beesha cawlyahan waxa shirka lagu martiqaaday nabadoonka Beesha Absame ee dalkan Norwey . Mudane Bishaar Maxamed amaan nabadoonka oo
Halkaas khudbad ka jeedshay ayaa waxa uu ku sheegay muhiimada ay leedadhay wada jirka beesha absame iyo in la taageero dadaalada nabadeed oo ay beeshu wado. iyadoo nabadu ay tahay furaha horumarka.
Khudbadii nabadoonka ka dib ayaa waxaa halkaa shir uga furmay sagaalka dab ee cawlyahan . iyagoo sheegay in ay lagama maarmaan tahay isku duubnaan iyo in beesha ay yeelato hogaan. taas oo muhiim ah
Xiligaana ay tahay mid aad loogu baahanyahay. madaama ay socdaan isbadalo noqon kara kuwa u horseeda beesha horumar wayn.
shirkaas gaba gabadiisii waxaa lagu doortay hogaanka beesha cawlyahan ee dalkan Norwey . iyadoo gudoomiyaha beesha ee dalka noorwey loo doortay mudane CABDI FATAAX CARTE CALI
SHIRKAAS XUBNIIHII GOOBJOOGA KA AHAA WAXAA KA MID AHAA.
1- NABADOONKA BEESHA ABSAME EE DALKAN NORWEY
BISHAAR MAXAMED AMAAN
2- GUDOOMIAYAH BEESHA ABSAME EE DALKAN NORWEY
CABDI MAHAT XUSEEN
3- ABWAAN CIRJIIR IBRAAHIM MAGAN
4 -DEEQ CABDI YARE
5- XASAN SAHAL QALOON
6- ISMAACIIL SH. MUXUMED KAYNAAN( XAMARI )
7- AXMED MUXUMAD HIRE
8- C/RASHIID DEEQ DUWANE
9- CABDILA XASAN MURSAL
10- C/RAXMAAN XUSEEN FAARAX
11- C/RASHIID MAXAMED GEEDI ( BAAW )
12- C/RAXMAAN JEELE CUMAR
13- C/RISAAQ MAXAMED INDHOOY
14- C/FATAAX A. JAAMAC
15- MAXAMED CALI AADAN