Jaaliyada deeganka soomalida Itoobiya ee Waqooyi Amerika waxaa lala socod siinayaa kasooqeyb galka shirka jaaliyada & waftiga Madaxweynaha DDS oo kadhici doona Minneapolis.
Waxaa guud ahaan jaaliyada Deegaanka Somalida Itoobiya ee Waqooyi Amerika lala socod Siinayaa kasoo qeybgalka shirweynaha wadatashiga qurbo-Joogta Deegaanka Somalida ee Waqooyiga amerika & waftiga uu hotaaminayo Madaxweynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud Cumar, iyadoo sidii cadada u ahaqyd layeelan doono shirar wadatashi guud iyo kuwo gaargaar ah la yeelan doono guud ahaan qurbajoogta deegaanka Soomaalida ee ku dhaqan Waqooyi Amerika.
Shirka guud oo ah mid taariikhi ah isla markaana ay mudo dheer sugeysay jaaliyada deeganka soomalida ee waqooyi amerika waxa uu kadhacayaa magaalada minneapolis MN USA
Addreska minneapolis -marriot
City-center
30 south 7street minneapolis
MN 55402 USA
Taariikhda: jan/23/2011
Maalinta: Axad
Time: 02: 00pm - 06: 00pm
Wixii faah-faahina kala xiriir gudigan hoos ku qoran
1. Cabdi Axmed Shuuriye ---(Gobolka Afdheer) -------612-701-0902
2. Cabdiraxman Gabdile -----(Gobolka Dhagaxbuur) --612-298-9106
3. Iman Maxamed Yusuf -----(Gobolka Fiiq) ------------612-423-8589
4. Cabdullahi Garille ----------(Gobolka Godey) --------952-288-9035
5. Muxumed Cabdi Cali ------(Gobolka Jigjiga) --------651-795-1825
6. Axmed Nuur ----------------(Gobolka Liibaan) -------612-702-6022
7. Abdirisaaq Hussein Cade---(Gobolka Qoraxey) -----6122513550
8. Amina Gisile -----------------(Gobolka Shiniile) ------612-408-1924
9. Cusman Xusseen Cabdi ----(Gobolka Wardheer) ---507-271-9786
Wixii tilmaan & aragti ah, fadlan kala xidhiidha guddoomiyaha guddiga farsamada ee shirka, Suldaan Maxamed Suldaan Badde (612-245-6689)