Ogaysiis Shir lagu qaban Doono Xuranta Götenborg, Xaafada Hammar

altGotenberg Sweden (CakaaraNews) dhamaan bulsho-waynta kudhaqan dalkan Sweden gaar ahaan,gobolka Götenborg waxaa la ogeysiinayaa  inuu ka dhacayo shir balaadhan oo lagu taageerayo horumarka iyo nabada ka taabo-gashay Dawlada Deegaanka Soomaalida( D.D.S) ETHIOPA

shirkan oo lagu qaban-doono xuranta Götenborg, xaafada- Hammar kulen, hoolka,FOLKET HUSKA.

Hadaba waxaan marlabaad la ogaysiinaynaa dhamaan bulshawaynta kudhaqan GÖTENBORG iyo nawaaxigeeda inay kasoo qayb galaan cidii danaynaysana soo dhawayn raali galisa,iyo guddi loo xilsaaray shirka ayaa u sii diyaara,shirkan ayaa dhici doona,maalinta ay taariikhdu tahay 14/01/2011m.

F.G: Wixii faah-faahin dheeriya waxaad Kala Soo xidhiidhi kartaan Gudiga Qaban-qaabada Cinwaanada aad kala Soo Xidhiidhi kartaana waa Kuwan Hoos Ku Cad
1- yaasiin cabdi jire 0734760501.
2- mahamed hassan 0765546796

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews