DHAMAAN JAALIYADA DEEGAANKA SOMALIDA EE WAQOOYIGA AMERIKA INAY KASOO QAYB GALAAN KULANKA WAFTIGA DDS IYO QURBOJOOGTA. MINNEAPOLIS

altMINNEAPOLIS(CakaaraNews) jaaliyadda deegaanka Soomaalida ee Waqooyi Amerika waxaa lala socodsiinayaa kasoo qeybgalka shirka jaaliyadda & waftiga dowlad deegaanka ee Minnesota Minneapolis, 02-Jan-2011 - Waxaa guud ahaan jaaliyadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Waqooyi Amerika lala socodsiinayaa kasoo qeybgalka shirweynaha wadatashiga qurbajoogta deegaanka Soomaalida ee Waqooyi Amerika & waftiga dowlad deegaanka Soomaalida ee horumarka iyo nabadgalyada.

Waftiga dowlad deegaanka Soomaalida, oo uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida, mudane Cabdi Maxamuud Cumar, wuxuu shirar wadatashi guud iyo kuwo gaargaar ah la yeelan doonaa guud ahaan qurbajoogta deegaanka Soomaalida ee Waqooyi Amerika.

Shirka guud, oo ah mid taariikhi ah, islamarkaana ay muddo dheer sugeysay jaaliyadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Waqooyi Amerika, waxaa uu ka dhacayaa magaalada Minneapolis, gobolka Minnesota, dalka Mareykanka.

Addresska: Minneapolis Marriot City Center
30 South 7th Street Minneapolis, Minnesota 55402 USA

Taariikhda: January 23, 2011

Maalinta: Axad

Wakhtiga: 02:00PM - 06:00PM (Central Standard Time)

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xidhiidhi kartaan:

1. Cabdi Axmed Shuuriye ------(Gobolka Afdheer) ------612-701-0902
2. Xuseen Faarax --------(Gobolka Dhagaxbuur) -612-987-3813
3. Cabdiraxman Gabdile --------(Gobolka Dhagaxbuur) -612-298-9106
4. Iman Maxamed Yusuf --------(Gobolka Fiiq) -----------612-423-8589
5. Cabdullahi Garille -------------(Gobolka Godey) -------952-288-9035
6. Muxumed Cabdi Cali ----------(Gobolka Jigjiga) ------651-795-1825
7. Axmed Nuur -------------------(Gobolka Liibaan) ------612-702-6022
8. Cabdirisaq Xusseen Cadde --(Gobolka Qoraxey) ----612-251-3550
9. Amina Gisile -------------------(Gobolka Shiniile) ------612-408-1924
9. Cusman Xusseen Cabdi ------(Gobolka Wardheer) ---507-271-9786

Wixii tilmaan & aragti ah, fadlan kala xidhiidha guddoomiyaha guddiga farsamada ee shirka, Suldaan Maxamed Suldaan Badde (612-245-6689).

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews