Ogeysiis: Jaaliyadda Deegaanka ee Minnesota oo lagu Wargalinayo Inay ka soo Qeybgalaan shir ka dhacaya Minneapolis‏

altMinneapolis‏ (CakaaraNews) Jaaliyadda deegaanka Soomaalida ee gobolka Minnesota, cariga Mareykanka, waxaa lagu casuumayaa inay ka soo qeybgalaan shir wadatashi ah oo lagaga hadlayo Qorshaha Kobaca iyo Isbadalka (QKI) ee shanta sano ee Dalka Itoobiya,

Shir kaasoo ay ka soo qeybgalayaan masuuliyiin ka kala socota sagaalka dowlad deegaan ee dalka iyo madaxda dowladda dhexe Itoobiya.

Shirkan wuxuu ka dhacayaa:

Address-ka: Hilton Minneapolis, 1001 Marquette Avenue South, Minneapolis, Minnesota, 55403 USA.

Taariikhda: April 10, 2011.

Maalinta: Axad.

Wakhtiga: 1:00 PM.

Wixi warar dheeraad ah, kala xidhiidh Guddiga Qabanqaabada Shirka email: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Guddiga Qabanqaabada Shirka
Minneapolis, Minnesota

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews