Stockholm (CakaaraNews) Wafdigii ka socday Dawlad Degaanka
Soomaalida ee booqashada ku marayay dalalka dibada ayaa shalay la
kulmay guddiyada jaaliyadaha ee dalka Sweden iyo dalalka Scandiniviaka.
Waxaa kale oo jaaliyaadka dibada ee u dhashay Dawlad Degaanka Soomaalida ku jira dadka ajnabiga ah ee u dhaxay muwaadiniin Degaanka ah.
Kulanka shalay waxaa lagu lafaguray sidii loo qaban lahaa shirka waxaana lagu sameeyay Guddi Farsamo oo hirtgaliya shirka maanta.
Waffiga waxaa maantaay ka qayb-galeen marti-qaadyo kala gadisan oo ay u kala fidiyeen guddiyada jaaliyadaha ee ka soo jeeda Dawlad Degaanka Soomaalida.
Galinkii danbe ee maanta ayuu shir gaar ahi u furmay Guddiga Farsamo ee jaaliyaadka Sweden.
Shirka maanta ayaa ilaa hada socda waxaana idiin la soo socodsiin doonaa
CakaaraNews