Shirkii Jaaliyada Dibada ee London oo la Filayo inuu Dhawaan Baaq Soo Saaro

London (CakaaraNews) Kulankii Jaaliyadaha wadanka Ingiriiska iyo Wafdiga ka socday Degaanka Soomaalida ayaa cabaar nasiino ah oo lagu afurayo galay, iyadoo uu shirkiina halkii ka sii socdo. Wararku waxay intaa ku darayaan in ilaa hada waxa lagu lafa-guray ay tahay arrimaha la xidhiidha maamulka, siyaasada, degaanka, nabadgalyada iyo adeegyada horumarinta.

Wararka u danbeeyay ayaa sheegaya in iyadoo ay saaacada wakhtiga London ay tahay 21:30 in waxoogaa 20 daqiiqo ka bacdi ah la filayo in shirku uu ku dhawaaqo baaq uu u jeedinayo bulsho-waynta u dhalatay Degaanka Soomaalida.

Baaqaas oo la filayo in laga daawado war-baahinta caalamka waxaan idiinka soo sheegi doona wixii soo kordha.

CakaaraNews

Radio

Wararkii kudhaafay tvgan yar hoostiisa kadooro

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Lorem ipsum dolor

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisicing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua.Ut enim ad minim veniam, quis nostrud exercitation ullamco laboris nisi ut aliquip ex ea commodo consequat.

Follow Us on Twitter

twitter Bird @Cakaaranews