Garoomada Diyaaradda

Garoomada Diyaaradda - Air Transport

Garoomada diyaaradaha caalamiga ah ee diyaaradaha nooc kasta fadhiisan karaan waxa ka mid ah garoomada diyaaradaha ee Jijiga iyo Gode

Magaalooyinka Qabridahar iyo Shilabo waxa fadhiista diyaaradda nooca loyaqaan Foker-50.

Sidoo kale waxa dhammaan magaalo-madaxyada zoonasha ku yaal garoommo ku meel gaadh ah oo ay fadhiistaan diyaaradaha yar yar.

Duulimaadyada joogtada ah ee maalin kasta ee deegaanka waxay kala yihiin:

Addis Ababa – Dire Dawa – Jijiga (5 maalmood)

Addis Ababa – Dire Dawa – Gode (5 maalmood)

Addis Ababa – Dire Dawa – Kabridahar – Shilabo (2 maalmood)

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

July 2009, Jijiga 

Adeegga Tareenka

Adeegga tareenka - Rail  Transport

Hay’adda “Ethio-Djibouti Railway line” waxa la aasaasay 100 sano ka hor. Tareenka oo ka soo bilaabma dakadda Djibouti wuxu ku dhammada magaalada Addis Ababa – 50%  waddada tareenku waxay ku taalla degaanka Somaalida, kuwaasoo mara zoonka Shinile. (degmooyinka Aysha, Shinile, Erer iyo Afdam)

Jiritaanka tareenka waxay kaalin muhiim ah kaqaadataa nolosha shacabka ku nool Gobolka Shinile. Sidoo kale waxa sannad kasta yimaadda dalxiisa yaal badan oo raaca tareenka si ay u daawadaan dhulka qadiimiga ah ee tareenku siimarayo muddada uu u kala socdo Djibouti iyo Addis Ababa

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga 

 

Mashaaricda Taleeefanada ee Socda

Mashaaricda Socda - Ongoing projects

Waxa socda mashruuca Baali -Gindir iyo Godey  kaasoo loogu talagalay in la gaadhsiiyo illaa Gode , Jarati, Hargele, Elkare iyo West Emey .

mobiles, internet, Broadband NGN-CDMA and WLAN( wireless) .

Fiber -optic connection  (Diredawa to Jijiga.

Feer Feer , Afdam , Beki iyo Dambal,

T. Mashaariicda Qorshysan - Future plans

Waxa si guud loo gaadhsiinayaa adeegga loo yaqaan “next  generation networks that will improve the quality of the service”. (next generation network telephone lines.

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga 

 

Isgaarsiinta Taleefanada

Isgaarsiinta Taleefanada  - Telecommunication facilities

Dhammaan magaalo-madaxyada degmooyinku waxay leetihiin taleefanno, waxa si gaar ah u leh adeegga mobilka magaaloyinka Jijiga iyo inta u dhaxaysa Jijiga iyo Harar, Maiso, Kabribayah iyo Dhagahbur

 

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

July 2009, Jijiga 

Quwadda Korontada - Electric power facilities

Quwadda Korontada - Electric power facilities

Sannadkii 2008, waxa 5 magaalo oo waaweyn iyo 27 tuulo ayaa la gaadhsiiyey quwadda korontada ka dhalata biyaha sare ee Itoobiya kuwaasoo hela korontada 24 saacadood maalintii. Magaalooyinka la gadhsiiyey quwaddaas waxa ka mid ah Jijiga, Shinile, Lafaisse, Kabribayax and Hartashek

24 magaalo ayaa hela 6 saacadood maalintii kuwaasoo laga rakibay dabdhaliyeyaal aad u waaweyn

Qorshaha dhamaadka sannadka 2009 waxa la dhammaystirayaa gaadhsiinta quwadda korontada loo dhammaystirayaa 31 magaalo iyo tuulo kuwaasoo koronto heli doonaa 24 saacadood maalintii.

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

July 2009, Jijiga