Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Suuq-geynta Xoolaha

Suuq-geynta Xoolaha - Livestock Marketing

Si loo sugo suuqgeynta xoolaha isla markaana kor loogu qaado dakhligooda, Dawladda Deegaanka Soomaalidu waxay aasaastay isla markaana abaabushay suuqyo laga sameeyey degmooyinka degaanka oo dhan.

Waxa la sameeyey xeerar iyo nidaamyo lagu maamulo suuqyada xoolaha, meelo lagu qalo iyo habab loo agaasimo suuqgeynta waxsoosaarka xoolaha sida hargaha iwm.

Dawladdu waxay si gaar ah u fududaysay in dhoofinta xoolaha loo adeegsado dakadaha wadamada jaarka ah.

 

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

July 2009, Jijiga