kooxda man untd iyo man city

kooxda Man untd iyo man city oo barbaro gool la aan ah ku kala baxay

labadan kooxod ayay ciyaar aad u xiisabadan ku dhexmartay goroonka man untd ee Old-trafford inkastoy man untd iskudayday fursado badan, laakiin ay usuura galiwayday inay latimaado wax gool ah taasoo man city u suura galisay inay sii hayso hogaanka horyaalka. inkastoy arsenal wada leeyihiin min 22 dhibcood halkay man united ku jirto kaalinta afraad


 

Arsenal vs Manchester United 3 - 0 2015

Daawo muuqaal kooban oo ah kii ay Arsenal kaga badisay  Man.Unt 3 iyo 0.