Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

PRESS RELEASE FROM FIQI-OMER COMMUNITY

altPress Release.

Fiqi Omar Community Congratulates The New President Abdi Mohamed Omar, Calls For President To Make His Number One Agenda To Attend the Needs Of the Raaso Region.

The Fiqi Omar (Sheekhaal) Community takes this opportunity to congratulate the newly elected president of the Somali Regional State Mr. Abdi Mohamed Omar. The community welcomes the president’s appointment, and hereby affirms the Sheekhal community’s loyalty and commitment to work with the president and his new administration to solve the Somali Region’s challenging problems.

The challenges facing the new administration are many: Security, access to education and Health, Food Security, good governance, limiting corruption, and expanding government services to the expansive region. Though the Sheekhal Community recognizes the daunting many challenges facing the president and the administration he will install in the coming days and weeks, this community believes nothing is more pressing than bringing to a resolution the political wilderness of the Raaso region and its more than quarter million inhabitants.

The Federal government and the Sheekhaal Community have for the past 4 years been trying a just political solution for the community and have tabled several proposals but the administration of Da’ud Mohamed have been a roadblock to every effort or solution, often injecting poisonous clan politics for political expedience.

To reach a fair political solution for the community’s political grievances requires the region’s president to provide real leadership and political courage. The community would like to remind the president Abdi Mohamed Omar that he himself has acknowledged the plight of the Sheekhal clan, and has promised action to fix the clan’s injustice when the community met the president in London in his last visit.

The Sheekhal community on the other hand has accepted the president’s appeal for support in the London meeting and has been engaged ever since in the strengthening of the Somali regional State despite the clan’s grievances against the previous administration.

We believe and are confident given the track record of the president in his previous capacity to bring much needed security to the region, his willingness to listen citizens and demonstrated courage to act boldly when required, that he will do the right thing for the Sheekhal community and the citizens of the Somali regional State.

We are confident that the president will make Raaso region his priority and top of his agenda. We hope the president will convene a meeting with clan elders in Jigjiga or Raaso as soon as he completes forming his administration and that the community will be well represented in his new cabinet. We are counting on the president that his administration will be different and act in the best interest of the region and its citizens.

We hope the president will rise above partisan clan politics and do what’s right, and act in the best interest of our citizens. Once again, we congratulate the president and wish him good luck. He is faced with a mountain of difficult challenges but we are confident he is up to the challenge. The president should know that he has our support and we are praying for him to succeed for the good of our citizens and region.

Dr. Ahmed Sheikh, Executive president Fiqi Omar Political Action Committe of North America (FOPAC)

GOLAHA NABADA & HORUMARINTA DEGAANKA SOOMAALIDA EE ETHIOPIA Ee Scandanivianka

altMaamulka sare ee Golaha Nabada & Horumarinta Deganka Somalida Ethiopia iyo masuuliyiinta jaaliyada Deganka Somalida Ethiopia ee wadanka sweden oo ay weheliyaan xubnaha ururadooda iyo shacab badan oo reer sweden ah oo kulan degdeg ah  isugu yimid maanta ayaa waxay warsaxaafadeed kusoo saareen in ay taageero buuxda oo hiil hooba leh ay ku taageereen madaxweynaha cusub abdi Mohamed ee loo doortey Dowlad Degaanka Somalida Ethiopia.


Sidoo kale waxaa mudnaan iyo qiimeen qaali ah mudan sida dimuqraadiyada iyo garashada masuuliyada dowladnimo ee xil kala wareegii u dhacay,taas oo qiimeentii ugu heerka saraysay ee abid ka dhacda deegaankeena u dhacday oo aanu kuwada diirsanay.

Waxay taasi muujisay heerka garasho ee uu  deegaanku maanta marayo iyo masuuliyiinta maanta hogaaminta taagan iney tusaale iyo ku dayasho mustaqbalka u mudan yihiin.

Ururka nabada iyo horumarinta iyo Jaaliyada Deganka Somalida ee Ethiopia ee Scandinavian-ka gaar ahaan wadanka Sweden waxay taageero u dirayaan madaxweynaha cusub ee deegaankeena sidoo kale farxad waxay u tahay inay maanta la shaqeeyaan hiil hooba aabaha nabada ee darbiga colaada iyo dib u dhaca nala jabiyey oo ah maanta madaxweynaha cusub ee deegaanka abdi Mohamed.

Waa baa baryey bilicsan arooryo suuban….

Nabad iyo horumar waarta.

Maamulka Sare ee
Golaha Nabada iyo Horumarinta Deegaanka Somalida Ethiopia &
Jaaliyada Somalida Ethiopia ee Sweden.

CONGRATULATIONS TO THE NEW PRESIDENT OF SOMALI STATE

altYour Excellency, It gives me immense pleasure to extend, on behalf of the North American Youth Association, our warmest congratulations and sincere greetings to Your Excellency, Abdi Maxamuud Cumar as you begin your first tenure as the President of Somali region of Ethiopia.

The elections which have just taken place are another illustration, were one needed, of the exceptional robustness of Somali region democracy.Ethiopia has once again proved its commitment to strengthening democracy. Nothing improves the reputation of a government and its leader more than their returning the power with an increased majority and choosing new presidents for their regions.

Your Excellency, you have been providing leadership to your people in Somali region of Ethiopia in a way that no one has ever done before you, especially during the past five years as the Head of Justice and peace of Somali region. I am sure that with your impeccable credentials you stand in a good position to lead the country on the road towards joining the community of developed nations in ensuring peace, prosperity and justice for all the citizen of Somali region of Ethiopia. Please do continue on your determination of making Somali region more secure and more prosperous region of Ethiopia.

As citizens of Somali region of Ethiopia in North America, we are eager to work with you hand by hand for all the challenges that are head of you. As the President of the Somali Region of Ethiopia, you will certainly have great and difficult tasks before you, but also many opportunities to create change in the lives of those millions who continue to struggle for basic human needs. You must also remember and work for these people, wherever they may be.I wish Your Excellency good health, prosperity in our country and happiness for all of us. Please accept the assurances of our prayers and Allah's blessings upon you and our nation.

Sincerely
Abdirahman Abdi Abdulahi (Ilkawayne)

JAALIYAADKA ADUUNKA OO HAMBALYO U SOO DIRAY MADAXWAYNAHA CUSUB

Waxaa qeybta war-qabadka si isdaba-joog ah ugu soo dhacayey tan iyo shalay hambalyooyin ku socda madaxweynaha cusub ee Ismaamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida, mudane Cabdi Maxamud Cumar, kuwasoo ka kala imanaya jaaliyaadka deegaanka ee aduunka dacalladiisa.

Qoraallada jaaliyaadka oo aanu soo koobnay, idinkana soo qaadnay warka nuxurkiisa, ayaa ka kala yimid dalalka hoos ku qoran:

Mareykanka

Guud ahaan gobollada dalka Mareykanka intooda badan ayaa waxaa ay jaaliyaadku ka soo dirayaan baaqyo taageero iyo hambalyo isugu jira, kuwaasoo ku wajahan madaxweynaha cusub.

Canada

Jaaliyaadka Canada waxey hambalyo iyo bogaadin ballaadhan u dirayaan madaxweynaha cusub, waxeyna aad ugu farxeen isbadalka curtay.

Jarmalka


Jaaliyaadka dalka Jarmalka ayaa si aad ah u taageeray madaxweynaha cusub, soona dhaweeyey hadalkiisi ahaa inuu jaaliyaadku xidhiidh la yeelan doono.

Norway

Jaaliyaadka dalka Norway ayaa madaxweyanaha cusub ugu hambalyeynaya xilka culus ee loo doortay.

Denmark

Jaaliyaadka dalka Denmark ayaa qoraal dheer ku taageeray madaxweynaha cusub ee la doortay.

Holland

Jaaliyaadka reer Holland ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha cusub ee loo doortay inuu hogaamiyo maamulka dowlad deegaanka Soomaalida.

Sweden

Jaaliyaadka deegaanka ee dalka Sweden ayaa si xooggan u taageeray madaxweynaha cusub ee loo doortay jagada madaxweyne ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Ingriiska

Jaaliyaadka dalka Ingriiiska ayaa cod xooggan ku taageeray madaxweynaha cusub, iyagoo muujiyey sida ay ugu faraxsan-yihiin isbadalka maamul ee deegaanka Soomaalida.

Koonfur Afrika

Jaaliyaadka nabadda jecel ee dalka Koonfur Afrika aya si buuxda u taageeray doorashada madaxweynaha cusub.

New Zealand

Jaaliyaadka dalka New Zealand ayaa qoraal ku muujiyey taageerada ay u hayaan madaxweynaha cusub, islamarkaana tilmaamay inay u hambalyeynayaan madaxweynaha cusub.

Gabogabo

Qoraallada oo aad u farabadan darteed, waqtiga ayaa inoo saamixi waayey inaan mid kastaa kaligii si dhameystiran u soo qorno. Qooraallada jaaliyaadka ayaa ka wada siman taageerada ay u hayaan madaxweynaha cusub iyo sida ay ugu faraxsan-yihiin isabadalka siyaasadeed ee ka hanaqaaday Ismaamulka Deegaanka Soomaalida.

Waxey dhamaan qoraallada jaaliyaadku ku adkeeyeen madaxweynaha cusub inuu ku shaqeeyo nidaam ka badalan kii madaxweynihii isaga ka horeeyey, islamarkaana uu isticmaalo qaab ku saleysan cadaalad, horumar jaceyl iyo maamul suuban.

WARSIDAHA XAAJO: Hambalyo Madaxwaynaha Cusub

altMaamulka iyo shaqaalaha shabakadani Xaajo.com waxay u hambalyaynaysaa madaxwaynaha cusub ee dawladda deegaanka Soomaalida mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Madaxwayne waxaan ku leenahay marka hore hambalyo, madax meel ka saraysa oo la salaaxo malahan ee ku soo dhawow kursiga.

Marka xiga Allaha kuu fududeeyo in masuuliyadda aad qaaday aad u gudato sida ugu wanaagsan, ugu cadaaladsan, uguna horumar iyo badhaadhe badan.

Madaxwayne maanta dhamaan indhaha bulshadu adigay ku soo eegayaan, waxa ay kaa sugaanna waa isbadal la taaban karo ood ka samayso dhamaanba deegaannada dalku ka koobanyahay.

Xaajo.com