Xuska Maalinka Ciidanka Hawaarto



 

      

Deg-Deg: Rijmantiga 10aad oo Hawl-galkii Sifaynta Qorofyada Daakhato Indhaha Ugu Shiday Cabdi-Caassi oo Ay UBBO u Taqaanay Cabdi-Cissi.

Deg-Deg: Rijmantiga 10aad oo Hawl-galkii Sifaynta Qorofyada Daakhato Indhaha Ugu Shiday Cabdi-Caassi oo Ay UBBO u Taqaanay Cabdi-Cissi.

Waxaa ku soo Dhacay Kaydka Wararka Xogogaalonline in looga Nasteexeeyay Shacabka Nogob iyo Faafan Dhibaatooyinkii ba'naa ee uu ku hayay Mid ka mida UBBO iyadoona uu Goor Dhawayd uu taliyaha Rijmantiga 10aad ee Ciidanka Geesiyiinta Liyuu-police ee ku sugan Qorfyada Daakhato uu Noo Xaqiijiyay in ay Indhaha u shideen Shiftay Cabdi Caasi oo ay UBBO u taqaanay Cabdi-Cisi gacantana lagu dhigay Qaar kale iyo Document ay waayadanba kula dhuumanayeen Qorofyada iyo laagaha Daakhato. Taliyaha ayaa intaa ku daray in ay waayadanba ay hawlgal balaadhan oo lagaga Sifaynayay Dhawr naf la caari ahaa oo ka hadhay Qawlaysatadii Gabaabsatay ee UBBO Mudo Bilooyin ah ku dhuumaalaysanayay Laagaha Daakhato ka Dib markii ay Waayeen afaaf ama suryo ay kaga firdhadaan. Shacabka oo waayadan Dnbe ka raystay Hagardaamooyinkii UBBO Dibna u kash-kaashtay Aqaladoodii iyo Nolol Xasiloon oo Bidhaamisay Horumar dawladeed oo bartooda ugu yimaada ayaa Markii ay arkeen Dhawr UBBO ah oo ka soo hadhay Jabkii Been-quutayaashii oo ku dhuumaalaysanayay Qorofyada laagaha Daakhato ayaa ay Rijmantiga 10aad ee Ciidanka Geesiyiinta Liyuupolice ku soo wargaliyeen halkaasoo Buraashada ay u dhaansadeen. Ciidanka Rijmantiga 10aad ee Ciidanka Salka u Dhigay nabadii Sirinsirqowday Beri ayaa ay hawlgalkii Sifaynta Qorofyada Daakhato ay Gosha lagu magacaabo WALEENSI Indhaha ugu shideen Maanta UBBO Cabdi-Caasi oo ay UBBO ugu Yeedhi Jirtay Cabdi-Cissi oo ahaa Nin Gumaad,Kufsi ba'an,Dhac iyo Boob ka gaystay Guud ahaan Deegaanka Gaar ahaana Gobolada Faafan iyo NOgob. Isku Soo Wada Duuboo Cabdi-Caasi oo Waayadan Damacsanaa Mar Hadii UBBO gabalkeedii Dumay in uu tabtaysto Dhul-jiifnimo iyo Dhaca Shacabka ayaa ay ku Haleeshay Gosha Waleensi ee Laagta Daakhato Xabada Shiishkeeda la Hubo ee Xaq u Dirirka Ciidamada Geesiyiinta Liyuu-Police. Wixii warar dheeri ah ee ka soo kordha,Sawirkiisa iyo Documentiyada laga helayba Dib kala soco. UBBO Jabaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay.UBBO La Gunaanadyeeeeeeeeeeeeey UBBO Dawarsataaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay. Guuuul Ciidamada Geesiyiinta ah ee Dabar Jaray UBBO. Bilooyin kana mid ahaayeen Maleeshiyaadkii UBBO wardegdeg rijmantiga 10aad oo hawlgal deg daakhato iyo faafan ayaa maanta indha ugu shideen cabdi caasi oo ay ubbo u taqaano cabdi cisi goobta sawirkiisii iyo faahfaahin dheeiya