Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ha Moogaan Hana Il-Duufin Muwaadinoow Doorkaaga.

Shaki kuma Jiro in Shakhsi kasta oo ka soo jeeda una soo Joogay Marxalado iyo Waayo-taariikheed kana soo jeeda DDSI meel kasta oo uu ku noolyahayba in uu Xiligan Qalbigiisa la Shawrayo Ka dib Xuskii Taariikhiga ahaa ee Abid ka dhaca Dalka Itoobiya laguna Qabtay Magaalo Madaxda DDSI ee Magaalada Jigjiga Xuska Maamuuska Sharafeed Mudan ee Maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta Hidar 29.

Hadaba Maxaa kula Gudboon Muwaadinoow Ma in aad Muujiso Qaranimadaada, Hawl-karnimadaada, wadaiyadaada, Sharaftaada iyo Jiritaankaaga Mise? aday kuu taalaa Dhamaystiro.

Muuji Doorkaaga Sidii aad uga Wada Qaybqaadateen Barnaamijkii taxanaha ahaa ee ka bixi jiray Cakaara Cinwaankiisuna ahaa Ku Biiri Ra'yigaaga Xuska Hidar 29,waxaanad wada ogsoon tihiin in Fikrado badan oo aad ka soo kala Dirteen wadamada aad joogtaan dal iyo Dibadba markii warsidaha CakaaraNews uu Soo Daabacay in Qaarkood ka mid ahaayeen waxyaabihii Doorka Fiican ka Qaatay Diyaargarawgii Xuska Maalinta Hidar 29. Il-Ibtilaysan ayaa Balaayo Tlmaantee Gundhiga hadal-Qoraalka bahda CakaaraNews ayaa ku Jaan-Go'an (Ha Moogaan Hana Il-Duufin Muwaadinoow Doorkaaga) Taasoo Nuxurkeedu yahay Soo Dir Fikirkaaga,Aragtidaada iyo Taladaada kaala Gudboon Sida aad u Aragto Munaasabadii Qarameed ee Caalamka looga wada yimid kana Dhacday Shalay Caasimada DDSI Magaalada Jigjiga Lawada Qirye Adna Doorkaaga Muwaadinoow.

Ku Soo Dira Muwaadinoow Fikirka aad ka Qabto Sida ay Xafladii maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta Reer Itoobiya ee ay Xukuumada DDSI io Shacabkeedu wadajir uga soo wada Shaqeeyeen Maamuuskeeda.

Cinwaankan This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.