Juventus oo fariinka goosatay kuna hogaaminaysa Horyaalka Talyaaniga 8-Dhibcood

Kooxda Juventus ayaa sii xajisatay hogaanka Talyaaniga ee (SERIA-A) kadib markii ay 4-1 ku garaacday Kooxda Sampadoria Guushan ayaa ka dhigaysa in Juventus ay 8-dhibcood oo saafi ah ku hogaaminayso Hogaanka Talyaaniga.

waxaana ku soo xiga Kooxda Roma oo iyagana caawa 3-0 ku tumay Kooxda Livorno