Xuska Maalinka Ciidanka Hawaarto



 

      

Ogaysiis: Waraysi Xiiso Badan oo Madaxwaynaha DDSI Siiyay Universal TV.

Waxaad Goor Dhow Caawa ka Daawan kartaan waraysi Xiiso badan oo uu madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Kaga Warbixinayo Sooyaalkii taariikheed ee uu Deegaanku Soo Maray farqiqa u Dhaxeeya Itoobiyadii Shalay iyo ta Maanta iyo Fursadaha Dimoqraadiyadeed.

Hadaba Ha Moogaanina isla Caawa oo ay Daqiiqado ka dib laga soo dayn Doono Universal Tv