Ramadan Kariim 



 

      

Man-City Oo u Hanqaltaagaysa Ciyaaryahan Pepe

Kooxda Mancity e Dalka Ingiriiska ayaa 20-Milyan oo Pound dul-dhigtay si ay u hesho Difaaca kooxa Real-Madrid ee Pepe,sida ay maanta qoreen Jaraaidada ka soo axa Dalaka Spain.

Sida wargeysyada Dalka Spain lagu soo daabacay tababare Pellegrini ayaa isha ku-haya inuu xagaagan lasoo wareego difaacan loo bogay,inkastoo Real-Madrid ay lacago badan ku doonayso Pepe,balse waxaa dabar u dhigay Baayacaada Saaidka ah ee Real Madrid dabeecad-xumadda uu caanka ku yahay Pepe taasoo laga yaabo in ay danta ku qasabto in ay qalinka ku Duuaan 2oka milyan Difaacan Dabeecada ka aradana isu dhaafiyaan Premier-league ingiriiska.