Ramadan Kariim 



 

      

Fanaanka Caanka Ah ee Aar-maanta oo Beri Si Weyn Loogu soo dhawayn doono Gagida Caalamiga ah ee Garaad Wiil-waal International Airport(Jigjiga).

Jigjiga(cakaaraNews) isniin July 29,2013.Sida warka nagu soo gaadhay goordhawayd Xukuumada DDSI iyo xafiiska Qurbajoogta ayaa isu diyaarinaya sidii ay Beri uu soo dhawayn lahaayeen Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jigjiga Fanaanka da’da yare e laga daba dhacay Codkiisa waa al fanaan Ar-maanta.

Hadaba beri ayaa la filayaa in uu Fanaanku Diyaarad ka soo raaci doono Garoonka Diyaaradaha ee Bole-International Magaalada Addis-ababa Diyaarad u soo gooshaysa Dhanka Jigjiga,halkaasoo garoonka si wayn loogu soo dhawayn doono fanaanka,waxaynu ka war sugnaaba waa beri iyo imaanshaha jigjiga fanaanka Aar-maanta.