CIID MUBAARAK



 

      

Ogeysiis Dhamaan Jaaliyada DDSi ee Germalka Shir ka dhicidoona 10/08/2013

Germany(CakaaraNews) Isniin August 05,2013. Waxaa si Xushmad iyo Sharafi ku dheehan lagu wargalinayaa kasoo qaybgalka xaflad balaadhan Dhamanba Qurbajoogta ka soo jeeda DDSI ee ku dhaqan dalka Germany,taasoo ujeedadeedu tashay taageerada N/galyada,Horumarka,Maamulka suuban iyo Bogaadin Socdaalkii madaxweynaha DDSI ee Nolol-Rajo rumays iyo Ilays iyo Iftiin. Xafladan dhicidoona.

Dhanka kale waxaa iyana habeenkaas Xaflada kasoo qaybgeli Doona Fanaaniinta Culus oo aad loo Jecelyahay Iyo TVyada ESTV iyo Universal TV Xafladaasi oo ay soo agaasimeen Gudiga Guurtida Ee Jarmalka Shirka oo Lagu Taageerayo Socdaalkii Madaxweynaha DDSi Ee Socdaal 5ta Gobol ee Faafan,Nogob,Shabeele,Afdheer iyo Liibaan loogu magac daray Ilays iyo Iftiin iyo Nolol-Rajo-Rumays.

waxaana ka qeybgalaya Aqoonyahanada Siyaasiyiinta Ugaasyada Salaadiinta Waxgaradka Iyo Masuuliyiinta Ka Socota Safarada Itoobiya Ee Germalka,Iyo Madaxda DDSi ugu Sareyso oo kaga Soo Qeybgalaya Shirka conference telephone madasha Shirka lagu Qabanayo Waa:-

Goobta Adderss ka waa>>>>Safaaradda Itoobiya Ee jarmalka Frankfort ESCHERSHCEIMER LAND STREET Number 105 -107 Maalinta Taariikh waa 10/08/2013 waa maalin Sabti ah Saturday time 15:00 AMA 03:00PM Sadexda Galabnimo

Gudiga Qabanqaabada Kala Xidhiidh Telefoonada

(1) Axmed Ugaas Xasan Xaali tell-015212156549

(2) C/Rashiid Macalin Maxamed (C/Rashiid Sharif)tell 015216383791

(3) Maxamed Cumar Jiimi Tell 015211639988

(4) Cabdi Xayi (Abwaan) Tell 015217147195

Taariikhda Shirku Dhici Doono 10/08/2013