Ramadan Kariim 



 

      

Garsoore Ciyaar Socotay Qadar Joojiyay Si uu u Afuro(Qadar Waajibaadka Soonka).

Senegal(CakaaraNews) Talaado August 06,2013.Garsoore u dhashay Dalka Senegal ayaa Gabi ahaanba Qadar Waajibaadka Soonka ah u joojiyay Cayaar socotay si uu u Afuro,arintan Joojinta Ciyaarta Si uu u Afuro Garsooruhu ayaa ay iyaguna ku Waafaqeen labadii Garsoore ee CalanWadaayasha labada Dhinac kala ahaa lana Dhexdhexaadinayay Garsoorahan Ciyaartii Socotay.

Garsoorahan iyo 2-dii Calanwade ayaa Qadarkii Waajibaadka Afurta loo Joojiyay Ciyaarta biyo iyo Timir isku dhuftay,kadibna firimbigii cayaarta ayuu dib uga dhawaajiyay taasoo micnaheedu ahaa in ay munaasab tahay in a sii socoto ciyaartu,walow ay Dhacdadan Qaar ka mida saxaafadu ay ka keeneen Muran Ku Saabsan"Garsoore Ciyaar Socotay Joojiyay Si uu u Afuro". http://www.youtube.com/watch?v=MsTx_H3gZ50

inkastoo ay tahay Dhacdo ku cusub Ciyaaraha hadana waa Xeer ku soo biiray Tartanada Ciyaaraha in ay Waajib tahay Joojin Qadar Waajibaadka Soonka ah si loo Afuro,balse aynu eegno Qaraarka ay FIFA ka soo saarto.

 Kobtan Bal Guji Si aad u Dhawrto Muuqaalka: http://www.youtube.com/watch?v=MsTx_H3gZ50