Dhamaanba Ururka Dhalinyarada Sedyo-Sweden oo Tahniyada Ciida u Diraya Dhamaanba Musliimta Caalamka,Itoobiya iyo Shacabka DDSI.

Sweden(CakaaraTahniyad) August 08,2013.dhamaan ururka djalinyarada ee SEDYOSWEDEN OO KLA JOOGA DAAFAHA ADUUNKA ukala maqan hawlo shaqo waxay halkan uga tahniyadaydnayaan dhamaan umado islaamka ka gaar ahaan Shacabka dawlada deegaank soomalida ethiopia Dal iyo Dibadba iyo shacabka kale ee soomaaliyeed.

waxay ay utahnidayaynayaan maalinta ciid uguna hanbalyaynayaan bishii barakaysneed,ee inaga tagtay uguna ducaynaynaan inaan bishan bihseeda bash bash iyo badhaadho ku gaadho.

waxay si gaara ugu hanbalyaynayaan Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar,Golaha wasiirada shaqalaaha DDSI,bulsho waynata deeganaka soomalaida ethiopa,Culumaaudiinka,Dhalinyarada iyo haweenka.

waxaa kale oo ay utahniyadaydnayaan maalinta ciida qaybaha warbaahinta oodhan ee ka qaybqaata wax qabadka iyo wax usheega fiican yaqaanan qaynuunka saxaafada kuna amaanaynaa waxaan leenahay kulu caaam wa antum bikhayr

xafiiska sedyo sweden