Ramadan Kariim 



 

      

Ogaysiis: Dhamaan Ardayda Soo Dhamaysatay Jaamacadaha Dalka sanadkii 2005.T.I Beri 8:30ka Duhurnimo Shir Hoolka SMCX ka Dhici Doona.

Jigjiga(CakaaraNews) Jimce August 30,2013.Sidaanu hore idiinku sheegnayba waxaa ay Xarunta Dhexe ee XDSHSI maalmahanba ku jirtay Qabashada cadaymaha waxbarashada ee Ardayda ka soo qalinjabisay Jaamacadaha Dalka haysatana Degreega 1aad iyo 2aadba.

hadaba maadaama aanu hore u shaacinay kaliya in 25ka bisha uu ka dhici doono Hoolka shirarka SMCX shir loo qabanayo Ardayda balse aanaan saacada Shirka aanaan soo qorin ayaanu idinku wargalinaynaa In Shirka Ardayda jaamacadaha oo ku beegan Beri oo ah sabti tariikhduna tahay 25,nahase 2006 in uu Qabsoomi Doono 8:30ka Duhurnimo isla goobtii Hore oo ahayd Hoolka Shirarka sayid Maxamed cabdule Xasan Jigjiga.