CIID MUBAARAK



 

      

Gudoomiyaha Guurtiga Waqooyiga Ameerika oo ugu Baaqaya Qurbajoogta Qaadashada Xubinimada ID.

Somali ethiopian cumunity of North-america xafiiska ay kuleeyihiin gobolka MN oo laga bilaabey Bixinta Cadaynta"ID" lagu aqoonsanayo kamid ahaanshaha jaaliyada somalida ethiopia. Gudoomiyaha Guurtida Waqooyiga ameerika Mudane cabdi maxamed Shuuriye oo khadka telefoonka nagula soo xidhiidhay ayaa ogaysiinaya dhamaanba Qurebajoogta ka soo jeeda DDSI ee ku dhaqan Minnisiota iyo nawaaxigeeda in ay xafiiska communityga iska soo diiwaangaliyaan si loo siiyo aqoonsiga xubinimada communityga.

Xafiiskan oo ah mid si sharci ah uga diiwan gashan gobolka MN ee waqooyiga America ayaa ah xafiis ay leedahay somalida ethiopia ee kunool gobolka MN,Xafiiskan oo kuyaala molka caanka ah ee somalidu kuleedahey magaalada minneapolis waa molka lamagacbaxey Molka 24 ka.

Addreskiisuna waa 1003 E 24th st Apt 2 minneapolis MN Xafiiskan ayaad kahelikartaa member IDga jaaliyada somalida ethiopia hadaba hamooganina qaadashada member ID.

Waxaadna kala soo xiriiri kartaann wixii faafaahin Dheeriya gudoomiyaha Guurtiga somali Ethiopian bcumunity of America Mudane Abdi mohamed. (Shuuriye) Tell 612-227-8395