Ogeysiis:-Gudoomiyaha Guurtida Waqooyiga Ameerika oo Shir Wadatashi ah Ugu Baaqaya Dhamaanba Waxgaradka Jaaliyada,Qurbajoogta,Ururka Sedyo iyo hay'ada SEWD.

Minniapolise(CakaaraOgaysiis) waxaa la Ogaysiinayaa dhaman guurtida odayaasha somalida ethiopia ,dhamaan jaaliyada kunool gobolka MN,ururka samafalka hawenka (sewd)iyo Ururka Dhalinyarada Sedyo waxaa lala socodsiinayaa iney kasooqeybgalaan shir kusaabsan Wada-tashi iyo geedi socodka jaaliyada DDSI ee kunool gobolka MN.

Hadaba Waxaa uu Gudoomiayah Guurtida Odoyaasha Waqooyiga Ameerika Mudane Cabdi maxamed Shuuriye marlabaad la socodsiinayaa Dhamaanba qaybaha kor ku xusan ina ay ka soo qaybgalaan kulankan oo ahmiyad balaadhan u leh adkaynta wadashaqaynta,Wada-tashiga iyo Xidhiidhka Shaqo.

Shirkan oo kadhici doona xafiiska somali ethiopian cumunity oo kuyaala kasoo hor jeedka molka 24 ka Addressku waa 1003 24th st E # 2 minneapolis MN 55407 Maalinta khamiista ah Taariikhduna tahey 19/9/2013 Time kuna waa 5:00pm.

Wixii faah-faahina kala soo xiriir Gudoomiyaha somali ethiopian cumunity mudane Abdi mohamed (shuuriye) tell:1 (612) 227-8395