Ogaysiis:Waxaa Dhamaan Qurbajoogta Ka Soo Jeeda 9ka Gobol ee DDSI ee Ku Dhaqan Minnesota La Ogaysiinayaa Ka Soo qaybgalka Munaasabada Xuska Hidar 29 oo Ka Dhici Doonta Minniapolise Dec 7,2013.

MNN(CakaaraOgaysiis) isniin Nov 25,2013. Waxaa ay wadajir u ogaysiinayaan Guurtida Odoyaasha Waqooyiga Ameerika,Jaaliyada DDSI ee Minniapolise iyo Ururka Dhalinyarada SEDYO ka soo qaybgalka Munaasabada Xuska Maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta oo lagu qaban Doono Magaalada Minniapolise Taariikhdu markay tahay Dec 7,2013.

Wixii faahfaahin Dheeriya waxaad kala xidhiidhi kartaan Xafiiska jaaliyada DDSI ee Minniapolise.