CIID MUBAARAK



 

      

Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun Jaaliyada Soomaalida Ethiopia oo Tacsi u Diraysa Qoyskii Suldaan Buzeri S.Nimcaan.

Australia(CakaaraTacsi).Waaxaanu Geeridan Naxdinta leh(Alla ha u naxariisto Suldaan Busayri Suldaan Nimcaan Suldaan Sheikh Xassan) eebe uga baryaynaa in uu Wadar ahaanteen Samir iyo iimaan inaga siiyo Marxuumkana Naxariistii eebe iyo Janatul-fardawsa Ka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Mar labaad Jaliyadda Somaalida Ethiopia ee Australia waxay u tacsiyaynaysaa qoyskii iyo eheladii uu ka tagay Suldaanku.Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa in Ilaahay u dambi dhaafo janadii fardawsana ka waraabiyo Marxuumka. Aamin.

Yusuf M Haibe Australia